Tartanka Maamul Goboleedyada Iyo Gobolka Banaadir Oo Maanta Ka Furmaya Magaalada Muqdisho Sheeko:Cayaaraha Tartanka Kubadda Cagta Maamul Goboleedyada iyo Gobolka Banaadir 2020 ayaa ka furmaya Magaalada Muqdisho,waxaana ciyaarta ugu horeesa wada dheeli doono kooxaha Gobolka Banaadir iyo Galamudug oo kuwada jira Group A,waana… 1 daqiiqo
2 daqiiqo Sheeko:Amniga Sanad Guurada 4-aad ee Imaatinkii Musharax Farmaajo ee Muqdisho, Xaaladdu Waa Sidee? Maanta oo kale 2016-kii, Maxamed Cabdullahi Farmaajo oo ahaa ra’isul wasaare hore iyo musharax madaxweyne ayaa ku soo noqday caasimadda Muqdisho. Farmaajo oo sanado badan fadhigiisu ahaa magaalada Nairobi, ee…
1 daqiiqo Sheeko:Caalamka Muwaadiniin Soomaaliyeed oo Dil iyo Dhaawac Loogu Geystay Koonfur Afrika Kooxo burcad Koonfur African ah ayaa habeenimadii xalay dalkaasi dil iyo dhaawac ugu geystay muwaadiniin Soomaaliyeed, kuwaas oo kamid ahaa dhallinta u ganacsi tagatay dalkaasi. Magaalada Durban oo ee Koonfur…
2 daqiiqo Sheeko:Amniga Wasiirka Amniga Galmudug oo Ka Warbixiyey Shir Amni oo Gaalkacyo Magaalada Gaalkacyo waxaa ka dhacay Shir looga hadlayey amniga guud ee magaalada, waxaana qeyb galay mas’uuliyiin heer federal iyo qaar maamulka Galmudug ah oo madaxweynaha maamulka Galmudug ugu horeeyo. Mas’uuliyiintii…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Akhriso: Ajendaha Shirka Aan Caadiga Aheyn ee IGAD Ee Djibouti Waxaa maanta dalka Djibouti ka furmaya shir madaxeedka urur goboleedka IGAD, kaas oo xoogga lagu saari doonno arrimaha gobolka. Shirkan aan caadiga aheyn ee 38-aad, waxaa ajendihiisa ka mid ah…