Booliiska: Dabley Soo weerartay Saldhigga Karaan Waxay Dileen Shacab iyo Ciidan Sheeko:Baarlamaanka Afhayeen maanta u hadlay booliiska Soomaaliya ayaa sheegay in weerar waxa uu ku sheegay dalbay ay ka geysatay xarunta degmada Kaaraan ay ku dhinteen shacab iyo askar xarunta joogtay “shalay… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Cayaaraha Cali Maxamed Maxamuud “Sharaf Weyn Ayay Ii Tahay In Aan Idin Soo Booqdo” Musharrax Xildhibaane Golaha Shacabka Baarlamaanka Soomaaliya Cali Maxamed Maxamuud ayaa kulan salaan ugu tagay ciyaartooyda iyo macallimiinta kooxda kubbadda cagta Galmudug ee ka qeyb galaysa tartanka Maamul Goboleedyada iyo Gobolka…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Dibadbax Kale oo Lagu Diidan Yahay Farmaajo oo Ka Dhacay Muqdisho Waxaa goordhow magaalada Muqdisho ka dhacay dibadbax kale oo lagu diidan yahay madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabadullahi Farmaajo. Boqolaal dad, oo sitey maryo cas cas iyo boorar lagu diidan yahay Farmaajo,…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Farmaajo Oo Saxiixay Xeer Dib u Dhigaya Wax Ka Bedelka Dastuurka KMG Madaxweynahe Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa maanta saxiixay Xeer Madaxweyne oo dib u dhigaya ansixinta Wax-ka-beddelka Dastuurka Kumeel Gaarka ah maadaama la galay xilligii doorashooyinka dalka oo ay sii dhammaaneyso muddada…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Baladweyn: Labo Weriye oo uu Faarax Dulyar ku Jiro oo La Xiray Waxaa saacadihii tagay lagu xiray magaalada Baladweyn ee xarunta Hiiraan labo weriye , kuwaas oo la sheegayo in loo xiray sababo kala duwan. Weriye Cabdiqaadir Faarax Dulyar ayaa la sheegaya…