Ayax Ku Degay Gobolka Bokol Sheeko:Dalka Ayax ayaa saaka Waabarigii ku degay beero ku yaalla degmada Xuddur ee gobolka Bokol, kaas oo soo gaaray shalay gelinkii dambe, waxaana uu dhibaato ka sameeyey beerihii uu ku degay… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Guddiga Lagu Muransanaa oo Go’aansaday Iney Doorashada Aqalka Sare Qabtaan Kahor 6-da Janaayo Guddiga dhismihiisa lagu muransan yahay doorashooyinka ayaa maanta shaaciyey jadwal ku sheegeen iney tagay xilli rasmiga ah ee doorashooyinka Aqalka Sare iyo Golaha Shacabka ay dhacayaan. Qoraal kasoo baxay ayaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Cayaaro: Puntland vs Jubbaland oo Barbarro Galay Waxaa goordhaw soo gabagaboobay kulan ciyaareed xiisa badan oo u dhaxeeyay xulalka kubadda cagta maamullada Jubbaland iyo Puntland, kaas oo ka tirsana Tartanka maamul gobaleedyada dalka. Kulankan oo ka dhacay…
3 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Maxkamadda Ciidamada oo Xukun Ridday Maxkamadda darajada 1aad ee ciidanka ayaa maanta waxaay ay xabsi daa’in ku xukuntay Xasan Cabdullaahi Aadan oo loo horay loogu qabtay isaga oo diyaarinaya qarax lala damacsanaa hoyga murtida iyo…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Maxkamad ku Taalla Dalka Ingiriiska oo Xukun Xabsi ah ku Ridday Muwaadin Soomaaliyeed Ibraahim Cabdullahi, oo 29-jir ah , ayaa maxkamad ku taalla Magaalada Newcastle ee dalka Ingiriiska waxaa ay ku riday xukun xabsi waqti dheer ah . Muwaadinkaan Soomaaliyeed ayaa waxaa lagu…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Wasiir Najax “Rajadeenu Waa Hanashada Koobka Maamul Goboleedyada Iyo G/Banaadir” Wasiirka Ciyaaraha iyo dhalinyarada Koonfur Galbeed Ibraahim Aadan Najax ayaa u mahad celiyay taaageerayaasha kooxda kubbadda cagta Koonfur Galbeed kaalinta ay ka qaateen kulankii ay ka baiyeen xidigaha Koonfur Galbeed…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Hirshabelle: Baarlamaanka oo Muddada Xilheynta Hey’adaha Federaalka ah ka Dhigay 5 sano Baarlamaanka Hirshabelle ayaa maanta cod aqlabiyad ah ku ansixiyey in muddo xileedka hey’adaha dastuuriga ah laga dhigo 5 sano halkii ay ka aheyd 4 sano. Arrintan ayaa dhacday kadib kalfadhiga…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Akhriso: Dowladda Federaalka ah oo Shaacisay Heshiis Deyn cafis Gaaraya $69.9 Million Dowladda Soomaaliya ayaa heshiis looga saamaxayo $69.9 Million waxaa ay la gaartay dowladaha Ingiriiska Denmark iyo Netherlands, waxaana uu qeyb ka yahay heshiiska deyn cafinta Soomaaliya. Dowladda ayaa waxaa heshiiskaan…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Madaxaaweynaha Somaliland oo Gaaray Jabuti. Madaxweynaha Somaliland, Muuse Biixi Cabdi oo lagu soo dhoweeyey madaarka Caasimada Jamhuuriyadda Jabuuti. Madaxweynaha iyo weftigiisa ayaa waxaa halkaasi ku soo dhaweeyey wasiirka Wasaaradda Biyaha, Beeraha, Xannaanada Xoolaha iyo Kalluumaysiga…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Ogow Wax Walbo Oo Ku Aadan Ciyaarta Kooxaha Puntland VS Jubaland Kooxda Puntland ayaa soo dhawaynaysa dhigeeda Jubaland,iyagoo wada ciyaari doona kulan ka tirsan tartanka kubbadda cagta Maamul Goboleedyada iyo Gobolka Banaadir 2020. Puntland waa kulankii kowaad ay ciyaarayso tartanka,waxayna rajaynaynaa…