Booliiska Kenya oo Helay Meydka Guddoomiye Horey Loo Afduubtay Sheeko:Wararka Caalamka Ciidamada Booliiska wadanka Kenya ayaa sheegay in la helay meydka guddoomiyihii degmada Gumarey oo maalinimadii Jimcaha ay afduubteen Al-shabab, kadib weerar ay ku soo qaadeen saldhiggii degmada oo gudoonka ka… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Dhimasho iyo Dhaawac Ka Dhashay Shi Gaari oo Ka Dhacay Muqdisho Shil gaari oo sababay khasaare isugu jiro dhimasho iyo dhaawac ayaa maanta ka dhacay gudaha magaalada Muqdisho, kadib markii gaari uu ku rogmaday isgoyska Sanca ee degmada Kaaraan, gaariga ayaana…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Qarax Khasaaro Dhaliyey oo Ka Dhacay Dalka Afgaanistaan Qarax loo adeegsaday Gaari laga soo buuxiyay waxyaabaha qarxa ayaa ka dhacay magaalada Kabul ee caasimadda u ah dalka Afghanistan, kaas oo la dhigay waddada dhinaceeda, gaariga ayaa ahaa nuuca…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Madaxweyne Lafta Gareen Oo Hambalyo U Diray Ciyaartooyda Koonfur Galbeed Madaxweynaha Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed (Lafta gareen) ayaa Hambaliyo iyo Bogaadin udiray kooxda Kubbadda Cagta Koonfur Galbeed oo Guul muhiim ah ka gaartay naadiga Jubbaland,iyagoo sanadkii sadexaad ka qeyb…
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Madaxweyne Xasan: Soomaaliya Waxay u Baahan tahay Siyaasad Arrimo Dibad oo Qab iyo Caadifado aan ku Saleysnaanin Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xasan Sheekh oo ka hadlayey madasha Doodsan oo looga hadlayey arrimaha diblomaasiyadda iyo doorashada ayaa ku dheeraaday sida Soomaaliya ugu baahan tahay siyaasadda deggan oo arrimaha…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Markii Soomaaliya Ay Albaabka Xiratay, Kenya oo Qaadka u Suuqgeyneysa 3 Dal oo Afrikaan Ah! Wasaaradda ganacsiga ee dalka Kenya ayaa sheegtay waddo qorshe lagu helayo suuq cusub oo qaadka ah kadib markii uu soo xirmay suuqii weynaa ee Soomaaliya. Xogheyaha joogtada ah Johnson Weru…
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Djibouti: Waa Maxay Sababta Warmurtiyeedka IGAD aan Looguba Xusin Ashtakadii Villa Somalia? Shirkii aan caadiga aheyn ee IGAD ee 20-kii bishan ka dhacay Djibouti, waxaa kasoo baxay warmurtiyeed aan loogaba hadlin astakadii ay Soomaaliya ka gudbisay Kenya ee la xiriiray xadka. War…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Puntland: Wasiir Isku Casilay Is Faham La’aanta Isaga iyo Madaxweynaha Maxamuud Xaaji Saalax oo ahaa wasiirkii kaluumeysiga Puntland ayaa istiqaalo u gudbiyey madaxweyne Deni kadib markii uu sheegay iney isku fahmi waayeen shaqada wasaaradda.
2 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Aqalka Sare oo Kulan Ka Yeeshay Dastuurka iyo Wax Ka Bedelkiisa Guddoomiyha golaha aqalka sare Senator Cabdi Xaashi Cabdillaahi oo uu wehlinayey guddoomiye ku-xigeenka 2-aad Mowliid Guhaad ayaa maanta shir guddoomiyey kulan ay yeesheen guddi joogtada golaha aqalka sare, waxaana warbixin…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Ciyaartooyda Koonfur Galbeed Oo Lagu Wareejiyay Dhaqaalo Lacageed Oo Ka Timid Xildhibaanada Baarlamaanka Golaha Shacabka Soomaaliya Xildhibaanda Baarlamaanka Soomaaliya ee deegaan doorashooda tahay Koonfur Galbeed oo kaashanaya madaxweynaha Koonfur Galbeed ayaa dhaqaal lacageed ku wareejiyay maamulka,macallimiinta iyo guddiga kooxda kubbadda cagta Koonfur Galbeed ee ka qeyb…