Dab Khasaare Dhaliyey oo Ka Kacay Suuq Ku Yaalla Muqdisho Sheeko:Wararka Caafimaadka Dab khasaare geystay ayaa habeenimadii xalay waxaa uu ka kacay suuqa weyne ee degmada Wadajir ee gobolka Banaadir, kaas oo dhaliyey khasaare u badan burbuur hantiyadeed maadama dhismayaashu ahaayeen Jiingado.… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caafimaadka Dowlada Talyaaniga oo Agab iyo Daawo u Soo Dirtay Dadkii Ay Saameysay Duufaantii GATI Diyaarad siday gargaar loogu talo galay dadkii ay waxyeelada ka soo gaartay duufaantii GAT, ayaa maanta gaartay magaalada Boosaaso . Deeqdan oo ka timid dowlada Talyaaniga ayaa waxaa garoonka Boosaaso…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Gobolka Banaadir Iyo Galmudug Oo Barbaro Ku Kala Tagay Kooxaha Gobolka Banaadir iyo Galmudug ayaa daah furay tartanka kubbadda cagta Maamul Goboleedyada iyo Gobolka Banaadir,waaxaana qeybta kowaad lagu kala nastay 1-0 oo ay hogaanka ku hayeen xidigaha Galmudug,waxaana u…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Dowladda Soomaaliya oo Galabta Gedo Geysay Ciidamo Hor leh Dowaladda Soomaaliya ayaa maanta galinkii dambe waxaa ay ciidamo geysay gobolka Gedo, kadib markii dhowr diyaaradood ay ka degeen garoonka diyaaradaha degmada Dolow Soomaaliya, sida ay nagu soo gaarayaan wararka…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Dowladda Sudan oo Ciidamo Milatari ah Soo Dhoobtay Xadka Itoobiya Dowladda Sudan ayaa Malitarigeeda waxaa ay ku daabushay xuduudda bari ee magaalada Al-Fashaqa, oo ay la wadaagto wadanka Itoobiya, halkaas oo lagu dilay askar Sudanese ah , sida ay warisay wakaaladda…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Shirka IGAD: Soomaaliya oo Dalbatay in Ciidanka Kenya Laga Saaro AMISOM Waxaa aad u sii xumaanaya xiriirka Soomaaliya iyo Kenya kadib markii maanta ay warbaahinta Kenya qortay in shirkii IGAD uu madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo ku handaday dhiggiisa Kenya in…
3 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Latagareen oo Madaxda Jubbaland Ugu Baaqay in Laga Baaqsado Dagaal Ka Dhaca Gobolka Gedo Madaxweynaha dowlad goboleedka Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen oo habeenimmadii xalay ka hadlayey munaasabad lagu maamuusayey laba sano guuradii ka soo wareegtay markii loo doortay xilka madaxweynha maamulkaas ayaa…
5 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Weriyeyaal Ka Cabanaya Jirdil, Xarig iyo Cabsigelin Ay Hey’adaha DF Kala Kulmaan Xilliga Dibadbaxyada Xilli dalku uu ku jiro xilli doorasho, 49 cisho oo keliyana ay ka dhimman tahay muddo xilkeedka madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa warbaahinta madaxabbaan waxaa ay ka sheeganayaan cuburin,…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Falanqeyn Ku Saabsan Furitaanka Tartanka Maamul Goboleedyada 2020 Iyadoo Maanta Magaalada Muqdisho ay marti gelinayso furitaanka tartanka Kubbadda cagta Maamul Goboeledyada iyo Gobolka Banaadir ayaa waxa ay Goobjoog Sports idin soo gudbinaysaa falanqeyn ku sabaasan kulanka furitaanka ee u…
4 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Akhriso: 77-sano Guuradii Aasaaska Ciidanka Booliiska Soomaaliyeed iyo Taariikhdooda Maanta waxaa loo dabaaldagayaa 77-guuradii ka soo wareegtey markii la asaasay ciidanka Booliiska Soomaaliyeed oo beegneyd December 20, 1943-dii, markaas oo la unkay ciidanka Booliiska Soomaaliyeed. Ciidanka Booliiska waxaa uu…