Banaadir vs Galmudug oo Foodda Isdaraya Koobkaan Sidaa Loogu Kala Guuleystay Sheeko:Dalka Tartankan lama qaban labo sano xiriir ah, balse sanadkan ayay nasiib ay u yeelan doonaan in taageerayasha ay arkan tartanka maamul goboleedyada, iyadoo uu jiro Korona Fayras haddana waxaa la… 2 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Tartanka Maamul Goboleedyada Iyo Gobolka Banaadir Oo Maanta Ka Furmaya Magaalada Muqdisho Tartanka Kubadda Cagta Maamul Goboleedyada iyo Gobolka Banaadir 2020 ayaa ka furmaya Magaalada Muqdisho,waxaana ciyaarta ugu horeesa wada dheeli doono kooxaha Gobolka Banaadir iyo Galamudug oo kuwada jira Group A,waana…
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Sanad Guurada 4-aad ee Imaatinkii Musharax Farmaajo ee Muqdisho, Xaaladdu Waa Sidee? Maanta oo kale 2016-kii, Maxamed Cabdullahi Farmaajo oo ahaa ra’isul wasaare hore iyo musharax madaxweyne ayaa ku soo noqday caasimadda Muqdisho. Farmaajo oo sanado badan fadhigiisu ahaa magaalada Nairobi, ee…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Muwaadiniin Soomaaliyeed oo Dil iyo Dhaawac Loogu Geystay Koonfur Afrika Kooxo burcad Koonfur African ah ayaa habeenimadii xalay dalkaasi dil iyo dhaawac ugu geystay muwaadiniin Soomaaliyeed, kuwaas oo kamid ahaa dhallinta u ganacsi tagatay dalkaasi. Magaalada Durban oo ee Koonfur…
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Wasiirka Amniga Galmudug oo Ka Warbixiyey Shir Amni oo Gaalkacyo Magaalada Gaalkacyo waxaa ka dhacay Shir looga hadlayey amniga guud ee magaalada, waxaana qeyb galay mas’uuliyiin heer federal iyo qaar maamulka Galmudug ah oo madaxweynaha maamulka Galmudug ugu horeeyo. Mas’uuliyiintii…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Akhriso: Ajendaha Shirka Aan Caadiga Aheyn ee IGAD Ee Djibouti Waxaa maanta dalka Djibouti ka furmaya shir madaxeedka urur goboleedka IGAD, kaas oo xoogga lagu saari doonno arrimaha gobolka. Shirkan aan caadiga aheyn ee 38-aad, waxaa ajendihiisa ka mid ah…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Madaxweyne Ku-xigeenka Puntland oo Gaaray Boosaaso iyo Ujeedka Safarkiisa madaxweyne ku-xigeenka dowlag goboleedka Puntland Axmed Cismaan Karaash iyo wafdi uu hogaaminaayey ayaa maanta gaaray magaalada Boosaso ee gobolka Bari, iyadoo halkaas siweyn loogu soo dhoweeyey. Soo dhoweyne kadib Axmed…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Xoogga Dalka oo Sheegay in Ay Qabteen Saraakiil Al-Shabab ah Ciidanka Kumaandooska xoogga dalka ee Danab ayaa sheegay in howlgal ay ka sameeyeen maanta gobolka Shabeellada hoose ay ku soo qabteen labo sarkaal oo katrasan A lshabab. Howlgalkaan aya waxaa…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Xilidhibaan Afgooye Oo Madaxweyne Lafta Gareen Iyo Xildhibaanada Ugu Baaqay In Dhaqaalo Xoogan Lagu Bixiyo Horomarinta Iyo Guulaha Kooxda Koonfur Galbeed Tartanka Maamul Goboleedyada iyo Banaadir oo sanadkii saddexaad ay marti gelinaysa caasimada Muqdisho ayaa si weyn loo hadlayaa xiisahiisa,dhamaan kooxaha ka qeyb galaya ayaa ku sugan Magaalada Muqdisho,iyadoo koobkan ay…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Qarax Khasaare Geystay oo Ka Dhacay Baladweyne Wararka naga soo gaarayo magaalada Beledweyne ayaa waxaa ay sheegayaan in maanta qarax uu ka dhacay xaafadda Howlwadaag ee magaaladaas. Qaraxa oo ahaa miinada dhulka lagu aaso ayaa waxaa uu…