Mareykanka oo soo Diray Markab Qaadaya Ciidamada Ka Jooga Soomaaliya Sheeko:Arrimaha Amniga Tallaabo ku tusineysa sida Mareykanka uga go’an tahay iney ciidamadiisa kala baxaan Soomaaliya, Pentagon ayaa soo diray markab weyn oo ciidamada qaada. Markabkan oo loogu yeero USS Hershel “Woody” Williams ayaa… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Akhriso: Wararkii ugu Dambeeyey ee Khasaaraha Ka Dhashay Qaraxa Galkacyo Ilaa 14 qof oo ay ku jiraan saraakiil ciidan ayaa lagu waramayaa iney ku dhinteen qarax ka dhacay garoonka Cabdullahi Ciise ee magaalada Galkacyo, bartamaha Soomaaliya. Saraakiisha ku dhimatay waxaa…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Madaxweyne Axmed Madoobe”Ciyaaraha Maamul Goboleedyada Waxaan Karajeynaa Inay Xal U Noqdaan Buuqa Siyaasadeed” Madaxweynaha Dowlada Jubaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa Xarunta Madaxtooyada kulan sagootin ah kula qaatay Kooxda kubbadfa cagta Jubaland ee ka qaybgalaya tartanka Maamul Goboleedyada iyo Gobolka Banaadir 2020,kaas oo…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Kooxd Kubbadda Cagta Elman Iyo Gacal Polyclinic Oo Kala Saxiixday Heshiis Dhanka Caafimaadka Kooxda Kubbadda Cagta Elman ayaa heshiis iskaashi oo dhinaca caafimaadka la gashay Gacal Polyclinic Center oo ka mid ah xarumaha caafimaadka ee Magaalada Muqdisho,waxaan heshiiska labada dhinac uu socon doonaa…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Xildhibaan Cali Afgooye Oo Balan Qaaday Sare U Sameeyay Ciyaartooyda Iyo Macalimiinta Koonfur Galbeed Kooxda Kubbadda Cagta Koonfur Galbeed oo si wanaagsan ugu diyaar garowday tartanka Maamul Goboleedyada iyo Gobolka Banaadir 2020 ayaa waxaa booqasho iyo dhiirigelin ugu tagay Cali Sheekh Cabdullahi (Cali Afgooye)…
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Farmaajo oo Horay Dibadbaxyada Uga Aaminsanaa Iney Yihiin “Halgan iyo Kacdoon” Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo oo saaka mar labaad ka hor istaagay mucaaradka iney dibadbaxaan, isla markaana ay ciidamada amniga kala ceyriyeen dadkii bannaanbaxayey waxaa uu horay inta aanu madaxweyne…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Muqdisho: Jidadka Waaweyn Ee Muqdisho oo Xiran iyo Xaafado Qaar oo Marriinka Loo Diiday Waxaa saaka xiran jidadka waaweyn ee magaalada Muqdisho xilli laga cabsi qabo dibadbaxyo ay qabtaan mucaaradka. Ciidamada booliiska ayaa meel walba daadsan, waxaana la diiday isu socodka gaadiidka iyo xataa…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Turkiga oo Taageeray Guddigii Lagu Muransanaa iyo Midowga Murashaxiinta oo u Digay Midowga Musharaxiinta Madaxweynaha Soomaaliya oo qoraal soo saaray maanta ayaa wax laga xumaado ku tilmaamay inuu Turkiga taageero guddigii doorashada ee lagu murasnanaa iyaga oo ugu baaqay Safiirka Turkiga ee…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida oo Xukun Ridday Maxkamadda ciidamada qalabka sida ee soomaaliya ayaa maanta xukun dil ah ku ridday rag lagu eedeeyey in ay ka tirsanaayeen Al-shabaab, kuwaas oo maxkamaddu xustay in ay dileen askar ka…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Xil. Salaad: Farmaajihii Xil-Jaaliyadeed Laga Qaadi waayay Miyaa mid Ka sareeya in uu Wareejiyo Laga Sugayaa?! Xildhibaan Mahad Salaad oo ka tirsan golaha shacabaka ee baarlamaanka federaalka ayaa isweydiiyey sida Farmaajo oo ah ninka hadda ah madaxweynaha Soomaaliya oo horay u diiday inuu wareejiyo xil jaaliyad…