Baarlamaanka Hirshabeelle oo Meelmariyey Miisaaniyadda 2021-ka Sheeko:Baarlamaanka Golaha wakiillada Baarlamaanka Hirshabeelle oo maanta Jowhar ku yeeshay Kalfadhiga 1aad Kulankiisa 12, waxaana Shir Gudoominayey Gudoomiyaha Baarlamanka Hirshabelle Dr. Cabdixakim Luqmaan xaaji Muxumed Ajendaha Kulankaan ayaa ahaa Ansixinta Miisaaniyada… 1 daqiiqo
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Guddoomiye Faadum Cali “Dhammaan Ciyaartoyda Galmudug Wadanka Turkiga Ayaan Geyn doonaa” Guddoomiye ku xigeenka labaad ee Baarlamaanka Galmudug Faadumo CaliCali (Faadumo Faandhe) oo ku hadleysay Magaca Madaxweynaha,Madaxweyne ku xigeenka iyo Hogaanka Baarlamaanka Galmudug ayaa Ciyaartoyda Galmudug u balan qaaday,Hadii ay ku guuleystaan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Guddoomiye Xaashi oo La Kulmay Deni iyo Madoobe Guddoomiyaha aqalka sare ee Baarlamaanka federaalka Soomaaliya Abdi Xaashi Cabdillaahi ayaa waxaa uu kulan kula qaatay madaxweyna yaasha Puntland iyo Jubbland Siciid Cabdillaahi Deni iyo Axmed Madoobe. Guddoomiyaha ayaa laba…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Dabley Hubeysan oo Dil iyo Dhaawac u Geysatay Darawallo Ku Safreyey Jidka Hiiraan Wararka aan ka helayno gobolka Hiiraan ayaa waxaa ay sheegayaan in habeennimadii xalay dil iyo dhaawac loo geystay darawallo ku safreysay inta u dhaxeysa Gobolada Hiiraan iyo Galgaduud, kadib markii…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Xildhibaanada Baarlamaanka Galmudug Oo Mahadceliyay Ciyaartooyda iyo Macallimiinta Ee Soo Gaaray Fiinaalaha Tartanka Maamul Goboleedyda Guddoomiye ku xigeenka labaad ee Baalrmaanka Galmudug iyo Xildhibaano ka tirsan Baarlaamankaas ayaa ku dhiiri gelin iyo mahad celin u sameeyay ciyaartooyda kooxda kubbadda kooxda Galmudug ee markii ugu horeesay…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Xildhibaannada Federaalka ah oo Kaararkooda Aqaansiga Lagu Daray Hal Sano, Sabab? Xildhibaannada golaha shacabka ee baarlamaanka federaalka ayaa hal sano loogu daray kaararka aqoonsiga ee ay sitaan. Goobjoog News oo aragtay kaararkaasi, waxaa u qornaa inuu dhacayo 31/12/2021, taasi oo dhigan…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Dhulgariir Ka Dhacay Croatia Wararka ka imaanaya dalka Croatia ayaa sheegaya in uu ku dhuftay dhul gariir kaas cabirkiisu lagu qiyaasay 6.4, waxana ka dhashay qasaaro kala duwan oo iskugu jiro dhimasho, dhaawac, iyo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ganacsiyada Laascaanood oo Saaka Xiran iyo Shacabka oo Cabasho Ka Muujiyey Wararka aan ka heleyno degmada Laascaanood ee gobolka Sool ayaa waxaa ay sheegayaan in saaka gabi ahaan ay xiran ganacsiyada waaweyn ee suuqyada magaalada, waxaana xigtay in mudaharaadyo ay ka…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Wasiir Hore oo Ka Tirsanaa Puntland oo Geeriyooday Allah unaxariistee waxaa habeenimadii xalay magaalada Garowe ku geeriyooday wasiirkii hore amniga Puntland Axmed Cabdullaahi Yuusuf (Dowlad). Marxuumka ayaa la sheegayaa inuu kusoo booday xanuun ka dis ah, xili uu ku…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Maxamed Ibraahim Macallimuu oo Loo Magacaabay Afhayeenka Xukuumadda Maxamed Ibraahim Mucallimuu ayaa loo magacaabay inuu noqdo afhayeenka xukuumadda federaalka Soomaaliya, kadib markii digreetada lagu magacaabay ay kasoo baxday xaafiiska ra’iisalwasaare Maxamed Xuseen Rooble. Maxamed Ibraahim oo ah rugcadaa…