Akhriso: Dalalka uu Mareykanku Geyn Doonno Ciidamada uu Ka Saarayo Soomaaliya Sheeko:Arrimaha Amniga Madaxweynaha Mareykanka Trump ayaa waxaa uu bishan sheegay in uu ciidamadiisa kala baxayo Soomaaliya horraanta sanadka soo socda. Laakin warar ayaa sheegaya in ciidamadaas aan dib loogu celin doonin Mareykanka… 1 daqiiqo
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Amnesty International: Haddii uu Baxayo iyo Haddii Kalaba, Mareykanka Meel Haku Sheego Rayidkii uu Dilay Xilli ay Mareykanku sheegayaan iney ciidamadooda kala baxayaan Soomaaliya ayaa hey’adda Amnesty International waxaa ay leedahay waa in meel ku sheegayaan dadkii maatida ahaa ay ciidamdoodu dileen. Hey’adda oo ka…
3 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Madoobe: Aan Idiin Weydiiyee Jubbaland Doorashada, Ma waxaa ay ku Qabanaysaa Hal Meel? Madaxweynaha dowlad goboleedka Jubbalanad Axmed Maxamed Islaam Madoobe oo maanta qadka Zoomka kaga qeyb galayey shirka iskaashiga Soomaalida, oo ay ka qeyb galayeen madaxda dowladda federaalka, dowlad goboleedyada iyo beesha…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Guddiga Lagu Muransanyahay ee Xalinta Khilaafaadka Doorashada oo Guddoomiye Doortay Waxaa goordhow guddoomiye doortay guddiga lagu muransanyahay ee qaabilsan xalinta khilaafaadka doorashada dadban ee lagu wado iney dhacdo 2020/2021. Warar ay heshay Goobjoog News ayaa sheegaya in waxyar kahor doorasho…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Rooble: Waxaan Isugu Yeeri-doonnaa Kulan Dhexmara Dowladda Federaalka Ah iyo Dowlad Goboleedyada Ra’isul wasaaraha Soomaaliya Maxamed Rooble oo maanta ka hadlay ayaa sheegay in todobaadka soo aadan uu safar ku tagi doonno maamullada Puntland iyo Galmudug si uu hawlo halkaas ugu soo…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Madaxweyne Deni “Waxaan Idinka Sugaynaa Koobka Maamul Goboleedyada Iyon Gobolka Banaadir” Madaxweynaha Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa dhiirigelin ugu tegay Kooxda Kubbadda Cagta Puntland oo diyaar garowaysa tartanka kubbadda cagta Maamul Goboleedyada iyo Gobolka Banaadir 2020 oo dhawaan ka furmaya…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Sawirro: Madasha iskaashiga caalamka ee Soomaaliya oo Muqdisho Ka Furantay Waxaa goordhow ka furmay Muqdisho shirka madasha iskaashiga caalamka ee Soomaaliya(Somalia Partnership Forum), iyada oo madaxda qaar uga qeyb galayaan ZOOM. Shirka ayaa looga hadlayaa nabadda, doorashada, dastuurka, amniga, arrimaha bulshada,…
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Akhriso: Ajendaha iyo Madaxda Ka Hadleysa Shirka Maanta Ee Madasha Iskaashiga ee Soomaaliya Waxaa maanta lagu wadaa in caasimadda Muqdisho lagu qabto shirka madasha iskaashiga caalamka ee Soomaaliya(Somalia Partnership Forum), iyada oo u dhacayo qaabka Zoomka. Shirka ayaa looga hadlayaa nabadda, doorashada, dastuurka,…
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Kooxaha Jihaadiga Ah oo Dad Badan Ku Dilay Qeybo Ka Mid Ah Afrika Xilli Trump uu Ka Qaadanayo Ciidamadiisa Soomaaliya Kadib amarka madaxweyne Trump uu ku sheegay inuu ciidamadiisa kala baxayo Soomaaliya ayaa waxaa ay keentay walaac laga qabo xoogeysiga kooxaha islaamiyiinta ah ee kasoo horjeeda dowladda federaalka ah. Wararka…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Ciyaaryahan Salaad Shiino “Wasiir Xamse Saciid Way Ka Go’antahay Horomarinta Isboortiga Soomaaliya” Tan iyo markii bishii October 2020 Wasiirka Ciyaaraha iyo dhallinyarada Soomaaliya loo magacaabay mudane Xamse Saciid Xamse,waxaa bahda isboortiga dalka ay soo dhaweeyeen Wasiir Xamse iyo saxiibadiisa Wasaaradda,iyagoo sheegay in…