Doon Kalluumeysi ee Ruushka oo ku Degtay Badda Barents Sheeko:Wararka Caalamka Doony kalluumeeysi oo laga leeyahay dalka Ruushka ayaa ku degtay badda loo yaqaaan Barents xili ay ku jirtay kaluumeeysi, Toddoba iyo toban qof ayaa la waayay maanta oo Isniin ah,… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Golaha Muddo Xileedkoodu Dhammaaday Oo Barri Meelmarinaya Misaaniyadda 2021-ka Golaha shacabka waqtigoodu dhammaaday ayaa Beri oo Talaado ah oo ay Tar 29 Dec, waxaa ay Kulan ku yeelan doonaan Muqdisho , Ajandaha ayaa waxaa uu yahay. 1. U codeynta…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Dowladda oo Shir Ka Dhacaya Garowe Matalayaal U Dirsatay . Waxaa goordhaw garoonka diyaaradaha magaalada Garowe ee xarunta Gobalka Nugaal gaaray wafdi uu hoogaaminayo Ra’iisul wasaare ku xigeenka dalka Mahdi Maxamed Guuled Khadar , halkaas oo uu kaga qeyb galayo…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Cabdiraxmaan Odawaa oo Deegaanka Dibir Ka Xarig-jaray Ceel-biyood Xildhibaan Cabdiraxmaan Xuseen Maxamed Odawaa wasiirkii hore ee arrimahagudaha federalka Soomaaliya, ayaa deegaanka Dibir oo 30 km u jira degmada Cadaado ee gobolka Galgaduud waxaa uu xariga uga jaray ceel…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Ganacsiga Wasiirka Ganacsiga oo kala diray maamulka Rugta Ganacsiga iyo Warashadaha Waxaa goordhow si rasmi ah loo kala diray maamulka rugta ganacsiga iyo warashadaha ee hadda jira iyada oo la magacaabay maamul kale oo KMG ah. Sababta waxa alagu sheegay xaaladda…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Baarlamaanka Federaalka ah Waa uu Dhacay’, Abuukaate Zakariye Yuusuf Abuukaate Zakariye Yuusuf oo ka tirsan hey’adda xasaradaha ayaa sheegay in baarlamaanka federaalka uu muddo xileedkiisu dhacay, isla markaana aanuu sii shaqeyn karin. AVV. Zakariye oo arrintaas ka hadlaya ayaa…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Dowladda Imaaraadka oo Ku Dhawaaqday ku Dhawaad kun kiis oo Covid-19 ah Wasaaradda caafimaadka Imaaraadka Carabta ayaa ku dhawaaqday in la diiwaan galiyay 994 kiis oo ah cudurka safmarka ah ee Covid-19 24-saac ee lasoo dhaafay, taasoo ka dhigan in tirada guud…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Xidigaha Qarniga oo La Shaaciyey, Ronaldo Ayaa Ku Jira Xiddiga kooxda Juventus iyo Portugal Cristiano Ronaldo ayaa hantay abaalmarinta laacibka qarniga21-aad waxaana ku maamuustay Globe Seccer xaflad si heer sare ah loo soo agaasimay oo ka dhacday magaalada Dubai…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Garoowe: Axmed Madoobe oo Gaaray iyo Deni oo Soo Dhoweeyey Waxaa goordhaw soo gaaray magaalada Garowe ee xarunta maamulka Puntland wafdi uu hogaaminayo madaxweynaha Dowlad gobaleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam Moobe. Madaxweynaha iyo wafdigiisa ayaa waxaa garoonka diyaaradaha ku soo…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Faahfaahin Qarax Ka Dhacay Jowhar, Hirshabelle Wararka naga soo gaarayo magaalada Jowhar ee caasimadda maamulka Hirshabelle , ayaa sheegaya in halkaasi goordhaw uu ka dhacay Qarax. Qaraxa oo ahaa miinada nooca dhulka lagu aaso ayaa waxa…