Akhriso: Ajendeyaasha Shir Sanadeedka Machadka Heritage. Sheeko:Arrimaha Amniga Magaalada Garowe ee xarunta gobalka Nugaal waxaa maanta ka furmay shir aqoon is weeydaarsi oo sanadla ah , kaas oo ay soo qaban qaabisay machadka daraasadaha siyaasadda ee Heritage. … 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Toogasho Ka Dhacday Magaalada Berlin Ee Jarmalka Afar ruux ayaa dhaawac kasoo gaartay toogasho ka dhacday magaalada Berlin ee dalkaJarmalka aroortii hore ee saakay sida ay xaqiijiyeen booliiska, iyagoo bartooda Twitter ka ku daabay in sedex ruux…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Garoowe: Wafdi Cabdi Xaashi uu Hogaaminayo oo Gaaray iyo Deni oo Soo Dhaweeyay . Waxaa goordhaw magaalada Garowe, ee xarunta gobalka Nugaal ayaa waxaa goor dhaw gaaray wafti heer sare oo uu hogaaminayo gudoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Jamhuuuriyadda Federaalka Soomaaliya Cabdi Xaashi Cabdillaahi…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Amarkii Deni oo Hirgeliwaayey iyo Dibadbaxyadii oo Soo Labakacleeyey Shacabka magaalada Garoowe ee Puntland ayaa maanta oo sabti ah dhigay Mudaharaad ay kaga cabanayo sicir-bararka lagta Shinlinka waxaana maanta xiran dhammaan goobaha ganacsiga ee magaalada caasimadda ah. Mudaharaadashaa ayaa…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Shil Khasaaro Dhimasho iyo Dhaawac Sababay oo Ka Dhacay Imaaraadka Shil gaari oo ka dhacay dalka iskutagga Imaaaradka Carabta ayaa geystay khasaare kala duwan, kaas oo soo gaaray dad shacab ah iyo askarta ilaalada waddooyinka, 18 jir u dhashay Imaaraadka…
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Erdogan: Waan Sii Wadi-doonnaa Xiriirka Sirdoonka Ee Nagala Dhaxeeyo Isra’el Madaxweynaha Turkiga Recep Tayyib Erdogan ayaa Jimcihii sheegay in dalkiisa uu doonayo inuu xiriir wanaagsan la sameeyo Israel, isagoo xusay in wadahadallada heerka sirdoonka ee labada dawladood ay sii soconayaan.…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Nabaddoon Lagu Dilay Muqdisho Kooxo ku hubeysan Bastoolado hubeysan ayaa goordhow degmada Deyniile ee gobolka Banaadir ku dilay nabaddooon caan ka ahaa degmada, waxaana laga helayaa faahfaahinno sida uu u dhacay dilkaasi. Nabadoonka ayaa…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Wasiir Beyle “Hantida Dowladda si Qaldan Doorashada looguma isticmaali Doono” Wasiirka waraasadda maaliyadda xukuumadda federalka Soomaaliya Dr. Cabdiraxmaan Ducaale Beyle ayaa sheegay in aysan jiri doonin lacago ka badan kuwa loo qorsheeyey doorashooyinka in loo isticmaalo, waxaana uu xusay in…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Howlgallo Amniga Lagu Xaqiijinayo oo Kasii Socda Gaalkacyo Magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug ayaa waxaa weli kasii socda baaritaanno ay sameynayaan ciidamada ammaanka, kaas oo lagu xaqiijinaayo amniga magaalada, sida ay sheegayaan wararka aan helayno. Ciidamada xoogga…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Dil Ka Dhacay Muqdisho iyo Faahfaahinno Laga Helayo Koox burcad ah oo la sheegay in ay siteen dharka ciidanka dowladda ayaa wiil dhallinyaro ah ku toogtay habeenimadii xalay xaafadda Nasteexo ee degmada wadajir ee gobolka Banaadir, sida ay…