Wasaaradda Caafimaadka oo War Ka Soo Saartay Go’aankii Lagu Furay Duulimaadyada Caalamiga ah Sheeko:Wararka Caafimaadka Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa ka hadashay go’aankii maanta dib loogu furay duulimaayadii Caalamiga ee dalka imaan jiray iyo kuwii ka bixi jiray, kadib markii loo… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Akhriso: Maxaa Lagu Ansixiyey Kulanka Golaha Shacabka? Xildhibaannada golaha shacabka Baarlamaanka federaalka Soomaaliya ayaa maanta ansixiyey dib ugu noqqoshada miisaaniyadda dalka ee 2020-ka, kaas oo xukuumaddu soo gudbisay. Waxaana ogolaaday in lasiiwado dooda dib u eegista miisaaniyadda…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Akhriso: Faahfaahinta Khasaaraha Ka Dhashay Qarax Ka Dhacay Muqdisho Waxaa faahfaahin dheeraad ah laga helayaa qarax maanta ka dhaxay maqaayad ku taallo afaafka hore ee dekadda magaalada Muqdisho, taas oo lagu magacaabo Luul Yamani. Qaraxa ayaa waxaa uu ahaa…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Weriye Abuuja oo Maxkamad Lasoo Taagay, Laguna Eedeeyey Khiyaano Qaran, Al-shabaabnimmo iyo Dil Waxaa saaka maxkamadda darajada 1-aad ee ciidamada qalabka sida lasoo taagay weriye Maxamed Abuuja oo 5 bil oo 4 maalin dhimman xirnaa. Maaxkamadda, marka ciidanka laga reebo waxaa saaka 5-tii…
10 daqiiqo Sheeko:Dalka Aragtida Sharci Ee Xukuumadda Xil-gaarsiinta Gogoldhig: Sida aan wada ogsoonahay Golaha Shacabka BFS ayaa kalsoonidii kala noqday Xukuumaddii uu hogaaniyay Mdne:Xasan Cali Kheyre taariikhdu markey ahayd 25-tii Luuliyo 2020. Wuxuu Golaha Shacabku codka kalsoonida siiyay 1-dii…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Goolhayaha Kooxda Muqdisho City Club Oo Ku Soo Laabtay Garoomada Goolhayaha Xulka Qaranka Soomaaliya iyo naadiga Dowladda Hoose ee Muqdisho City Club Saciid Aweys Cali ayaa ku soo laabtay kooxdiisa,ka dib dhaawac soo gaaray dabayaaqadii 2019 wuxuuna laacibkan ka soo…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Waraysi-Dowladda Soomaaliya Oo si Rasmi Ah U Furtay Duulimaadyada Caalamiga ah Dowladda Soomaaliya ayaa si rasmi ah u furtay Duulimaadyada Caalamiga ah Maareeyaha Guud ee Hay’adda Duulista Rayidka Axmed Macalin Xasan ayaa sidaas u sheegay Warbahinta Dowladda. Halkan Ka Daawo Waraysi…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Deni oo Ku Wajahan Goldogob Madaxweynaha dowlad goboleedka Puntland Siciid Cabdillaahi Deni iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta ku wajahan deegaanka Goldogob ee gobolka Mudug ,tan iyo markii loo doortay xilika Puntland. Madaxweynaha ayaa inta…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Guddoomiyaha Gobolka Shabeellaha Hoose oo Ka Tacsiyeeyey Geerida Mas’uul Xalay Lagu Dilay Walanweyn Guddoomiyaha gobolka Shabeellaha Hoose Ibraahin Aadan Cali Najax ayaa ka tacsiyadeeyay geeridaa guddoomiye ku-xxigeenkii maaliyadda degmada Walanweyn Maxamed Cabdulaahi Omar(Koosto)., kaas weerar xalay lagu dilay. Guddoomiyaha ayaa tacsi u diray…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caafimaadka Dowladda Soomaaliya oo Maanta Dib u Fureysa Duulimaadyada Caalamiga ah. Dowladda federaalka Soomaaliya ayaa maanta si rasmi ah u fureysa duulimaadyada caalamiga ah, kuwaas oo xirnaa in ka badan afar bil, sababo la xariiray xanuunka Coronavirus. Arrintaan ayaa imaanaysa kadib…