AMISOM oo Taliye Cusub u Soo Magacowday Soomaaliya Sheeko:Arrimaha Amniga Taliska midowga afrika AMISOM ayaa ayaa taliye cusub u soo magacaabay ciidamada nabad ilaalinta ee ku sugan Soomaaliya, kaas oo muddooyinka soo sovda hoggaamin doono. Taliyaha cusub ee la soo… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Qarax Caawa Lagu Dilay Mas’uul Ka Tirsan Maamulka Degmada Walanweyn Waxaa warar dheeraad ah caawa laga helayaa qarax ka dhacay degmada Walanweyn ee gobolka Shabeellaha hoose, kaas oo uu ku geeriyooday mas’uul ka tirsan maamulka degmada Walanweyne. Qaraxa oo ahaa…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caafimaadka Dowladda Soomaaliya oo Dalka Kusoo Celisay Dhallinyaro Ku Xayirnayd Waddanka Iiraan Dowladda Soomaaliya ayaa ku guuleysatay in ay Dalka dib ugu soo celiso 11 Dhallinyaro ah oo muddo ku xayirnaa Waddanka Iiraan. Dhallinyaradan oo isugu jirta Rag iyo Dumar ayaa waxay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maxay Kawada Hadleen Madaxweyne iyo Safiirka Dowladda Qatar Madaxweynaha Dowlad goboleedka Hirshabelle Dr Maxamed Cabdi Waare ayaa hoyga uu ka degenyahay magaalada muqdisho ku qaabilay Safiirka dowladda Qadar ee Soomaaliya Ambassador Hasan Bin Xamza Asad Maxamed waxaana ay…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Akhriso: Maxaa Looga Hadli-doonaa Kulanka Berri ee Golaha Shacabka? Maalinta berri ah golaha shacabka waxaa uu yeelan doonnaa kulankooda caadiga ah. Ajendaha waxaa uu ahaan doonaa: 1. Sii Wadida Dib u eegista Miisaaniyadda 2020 2. Ka Doodis iyo u…
2 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Guddiga Xuduudaha iyo Fedaraalka Dalka oo Kulan La Qaatay Xubno Ka Socday Hirshabeelle Guddiga xuduudaha iyo fedaraalka dalka oo maanta kulan kula yeeshay magaalada Muqdisho xubno ka socday dowlad goboleedka Hirshabeelle ayaa kala hadlay si loo dhameystiri lahaa sharciyada dowlad gobaleedyada loona sixi…
3 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Madaxweynaha Puntland Saciid Deni oo Ku Eedeeyey Villa Somalia Xadgudubyo Dastuuri Ah Madaxweynaha Puntland Saciid Deni oo ka hadlayey sanadguurada 22aad ee dowlad goboleedka ayaa dowladda federaalka ah ku eedeeyey iney la timid xadgudbyo dhanka dastuurka ah isaga oo intaa raaciyey in…
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Muxuu Madaxweyne Deni Ka Dhahay Gaalkacyo iyo Galmudug? Madaxweynaha dowlad goboleedka Puntland Siciid Cabdillaahi Deni oo xalay ka qeyb galay munaasab lagu waynaynaayey aasaaska maamulka oo ka dhacday magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug. Madaxweynha oo hadalka ka…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Madaxweyne Waare oo Xil Ka Qaadis iyo Magacaabis Sameeyey Madaxweynaha Dowlad goboleedka Hirshabelle Dr Maxamee Cabdi Waare ayaa Xilkii Ka qaaday wasiirkii biyaha Iyo Tamarta Hirshabelle Saalax Maxamed Xasan, Waxaana xilkaasi Wasaaradda Biyaha Iyo Tamarta loo magacaabay Xildhibaan Shuayb…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Manaasabadda Aasaaska Puntland oo Markii Ugu Horaysay Lagu Qabtay Gaalkacyo Madaxweynaha Dowlad goboleedka Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa xalay ka qeybgalay munaasabadda xuska sanad-guurada 22-aad ee Aasaaskii maamulka Puntland, oo taariikhda markii ugu horeysay lagu qabtay Gaalkacyo ee gobolka Mudug.…