Madaxweyne Laftagareen oo Soo Gaaray Muqdisho Sheeko:Arrimaha Amniga Madaxweynaha dowlad goboleedka Koonfur Galbeed Cabdicasiis Maxamed Xasan Laftagareen iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta soo gaaray magaalada Muqdisho, iyadoo wafdiga oo si weyn loo soo dhoweeyey. Madaxweynaha ayaa waxaa… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Dalka War-saxaafadeed: Ururka Qareennada Soomaaliyeed Ururka Qareennada Soomaaliyeed oo waarsaxaafadeed soo saaray ayaa sheegay magacaabista xubnaha golaha adeegga Garsoorka uu yahay mid baalmarsan dastuurka dalka iyo shuruucda u taallo. Qoraalka ayaa sidoo kale lagu sheegay…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka Sharci Ma Tahay Magacaabidda Golaha Adeegga Garsoorka Xilligan? Waxaa muran sharciyadeed dhaliyay magacaabis ay sameeyeen Golaha Wasiirrada xukuumaddii ay Golaha Shacabka kalsoonida kala noqdeen. Soo jeedinta Golaha Adeegga Garsoorka ee xukuumadda ayaa dhaliyay muran iyada oo sharci-yaqaanno, ururrada…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Xisbiga Wadajir “Golaha Adeegga Garsoorka Ay Magacabeen Xubno Ka Tirsan Xukuumaddii Dhacday Waa Tillaabo Kale Oo Muujinaysa In Lagu Tuntay Dastuurka Dalka” Xisbiga Wadajir Warsaxaafadeed ka soo baxay ayaa lagu sheegay Magacaabista XubnahaGolaha adeega Garsoorka in uu yahay mid sharci darida ah oo aan waafaqsaneen Dastuurka Dalka. Halkan Ka Aqriso Qoraalka Ka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dabbaal Degga Maalinta Labaad Ee Ciidda oo Laga Dareemayo Dalka Maanta oo ah maalinta labaad ee ciidul Adxaa waxaa si weyn looga ciidayaa magaalada Muqdisho iyo guud ahaan dalka,waxaana magaalooyinka dalka ka socdo munaasabado waa weyn oo loogu dabaal degayo…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Kulan Ciyaareed Loogu Baroordiiqayo Duqii Hore Muqdisho Marxuum Eng.Cabdiraxmaan Yariisow Ayaa Ka Dhacaya Muqdisho Sanad ayaa iminka laga joogaa geeridii duqii hore caasimada Muqdisho ahaana guddoomiyihii hore Gobolka Banaadir marxuum Cabdiraxmaan Cusmaan Eng.Yariisow waxaana marxuumka lagu xasuustaa kaalintii uu ka soo qaatay dib u…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Baladweyne oo Duq Cusub Loo Magacaabay, Halka Xilka Laga Qaaday Midkii Hore Wasiirka arrimaha gudaha iyo dowlada hoose ee maamul goboleedka Hirshabeelle Maxamed Cali Caadle ayaa wareegto uu soo saaray waxaa uu xilkii kaga qaaday duqii Baladweyne, isaga sidoo kale magacaabay mid…
2 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Madaxweynaha Galmudug oo Magacaabay Xubnaha Ku Matalayo Guddiga Farsamo Ee Doorashooyinka Madaxweynaha Maamulka Galmudug Mudane Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor ayaa Magacaabay Guddiga Farmada ee ka shaqeyn doona hanaanka doorashooyinka xubnaha uga soo aadday maamulka Galmudug. Wareegto kasoo baxday Xafiiska Madaxweynaha Galmudug…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Iskutaga Ururada Bulshada Rayidka Soomaaliyeed Qoraal ka soo baxay ururada bulshada rayidka Soomaaliyeed ayaa sheegay in wado sharci ah aan loo marin magacaabista xubnaha golaha adeega Garsoorka dalka , kuwaas oo maalinimadii shalay ay magacaabeen…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Madaxweyne Deni oo Salaada Ciida Bulshada Kula Tukaday Gaalkacyo+Sawirro Madaxweynaha dowlad goboleedka Puntland Siciid Cabdullaahi Deni oo magaalada Gaalkacyo Shacabka kula ciiday ayaa ummadda Soomaaliyeed ugu hambalyeeyey munaasabadda maalinta barakaysan ee #Ciidul_Adxa. Madaxweyne sidoo kale waxa uu bulshada ugu…