Wasiir Maxamed Abuukar Islow Oo Sharci Darro Ku Tilmaamay Go’aankii Xilka Looga Xukuumadda Sheeko:Arrimaha Amniga Wasiirka Amniga Soomaaliya Maxamed Abuukar Isloow Ducaalle kana mid ah Xildhibaanada Golaha Shacabka ayaa sheegay in sharci daro ay tahay go’aankii xillka looga qaaday Xukumadda uu hogaamiyo Raysal wasaare Xasan… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Gudoomiye Mursal Oo Sharaxaad Ka Bixiyay Sababaha Loo Riday Xukumadda Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Soomaaliy Maxamed Mursal Sheekh ayaa sheegay in xukuumadda ra’iisalwasaare Xasan Cali Kheyre ay ku guul dareysatay dhowr qodob oo horay ay u balan qaaday taasna ay…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga DEG DEG:-Madaxtooyada Oo Aqbashay Go’aankii Xilka Looga Qaaday Raysal Wasaare Xasan Cali Khayre Madaxweynaha Jamhuuriyadda Fedraalka Soomaaliya mudane Maxamed Cabdullahi Maxamed Farmaajo waxaa soo gaartay go’aanka ay Xildhibaannada Golaha Shacabka codka kalsoonida kala noqdeen Xukuumadda Ra’iisul-Wasaare Xasan Cali Kheyre. Madaxweynuhu wuxuu muhiim u…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Beesha Caalamka Oo Soo Dhoweysay Go’aanadii Ka Soo Baxay Shirkii Dhuusamareeb Ee Dowladda Iyo Maamul Goboleedyada Xubnaha Beesha Caalamka ee taageera Soomaaliya ayaa soo dhaweeyay qodobadii kasoo baxay Shirkii Madaxda Dowladda Federaalka & Dowlad Goboleedyada ee lagu qabtay magaalada Dhuusamareeb. Beesha Caalamka ee soo saaray War-Saxaafadeedka…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Madaxda Maamul Goboleedyada Oo Magacaabay Guddiyada Ku Matalaya Wada Hadallada Doorashada Ee Dowladda Federaalka Maamul goboleedyada qaar ayaa magacaabay guddiyo u matali-doona shirka looga hadlayo doorashada ee kala dhaxeeya dowladda federaalka ah. Guddiyadan oo lagu heshiiyey Dhuusamareeb ayaa lagu wadaa iney shaqeeyaan, oo weliba…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Qodobada uu Mursal Sheegay in Lagu Ceyriyey Kheyre Guddoomiyaha golaha sacabka ee baarlamaanka federaalka Soomaaliy Maxamed Mursal Sheekh ayaa sheegay in xukuumadda ra’iisalwasaare Xasan Cali Kheyre , ay ku guul dareysatay dhowr qodob oo horay ay u balan…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Mursal: Xukuumadda Xasan Kheyre Waa Dhacday Guddoomiyaha golaha shacabka ee baarlamaanka federaalka ah oo goordhow la hadlay saxaafadda ayaa sheegay iney dhacday xukuumadda ra’isul wasaare Xasan Cali Kheyre isaga oo madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo ka…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Ciyaaryahanada Hirshabeele Oo Cabasho Ka Ah Garoomo La’aan Haysta Ciyaartooyda iyo macallimiinta ka dhisan Maamulka Hirshabeele ay cabasho ka ah garoomo la’aan haysata,iyagoo sheegay in Wasaarada Ciyaaraha Soomaaliya ay ka gaabisay wax u qabashada dhamaan garoomada ciyaaraha Maamulkaas. Qaar…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caafimaadka AMISOM oo Deeq Caafimaad Gaarsiisay Isbitaalka Guud Ee Baladweyne Ciidamada Dalalka Jabuuti iyo Itoobiya oo qaybta ka ah howl-galka midowga Afrika ee AMISOM ayaa deeq dawo ah gaarsiiyay Isbitaalka weyn ee Magaalada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan ee maamulka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyneyaasha Galmudug iyo Puntland oo Lgu Soo Dhoweeyey Cadaado Madaxweyneyaasha dowlad goboleedyada Galmuduug iyo Puntland Siciid Cabdillaahi Deni iyo Axmed Cabdi Kaariye ayaa goordhow gaaray, magaalada Cadaado ee gobolka Galgaduud, halkaas lagu soo dhoweeyey, Madaxda ayaa safar dhulka ah…