Danjire Caalim “Villa Somalia Way Ka Gardaran Tahay Weriye Cabdicasiis Gurbiye” Sheeko:Wararka Caalamka Danjire Maxamed Caalin oo ka mid ah aqoonyahanada Soomaaliyeed kuna sugan wadanka Finland ayaa ka hadlay xaalada xuriyatul qowlka dalka,isagoo sheegay in Madaxweyne Farmaajo iyo kooxdiisa ay gardaro ku haystaan… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Dowlada Kenya Oo Dib U Furtay Goobaha Cibaadada Dowladda Kenya ayaa dib dib u furtay Masaajidda ,goobaha waxbarashada iyo ganacsiga ku dhawaad mudo afar ka dib,tani ayaa ku soo aadeysa xili aduunka uu kala xiray caabuqa coronavirus. Halkan…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Daawo: Crisis Group Oo Warbixin Kasoo Saartay Kala Safashada Kenya Iyo Ethiopia Ee Arimaha Jubbaland Crisis Group ayaa warbixintoodii ugu dambeysay ee soo saareen waxa ay uga digeen in kala safashada Kenya iyo Itoobiya ee arimaha Jubbaland iyo Dowladda ah ay abuuri karto khatar iyo…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Sambaloolshe ‘’Madaxweyne Farmaajo Waqtigiisa Wuu Dhamaaday’’ Sambaloolshe “Madaxweyne Farmaajo waqtigiisa wuu dhamaaday qasab ayay ku tahay inuu dhageysto saamileyda siyaasadeed iyo Maamul Goboleedyada,si xal loogu gaaro Doorashada 2020-2021’’ Halkan Ka Daawo Qeyb Ka Mid Ah Waraysi…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Daawo: Madaxda Dalka Oo Ka Qeyb Galay Salaadii Janaasada Ee Ra’isalwasaarihii Hore Xasan Abshir Faarax Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo madaxweynayaashii hore dalka ee kala ah Xasan Sheekh Maxamuud iyo Sheekh Shariif Axmed ayaa Garoonka Diyaaradaha Aadan Cabdulle kaga qayb galay salaaddii janaasada, Alle…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Maxay Kawada Hadleen Guddoomiyaha Golaha Shacabka Soomaaliya Iyo Xisbiyada Ka Dhisan Dalka Guddomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Soomaaliya Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan ayaa la kulmay qaar kamid ah xisbiyada siyaasadeed ee dalka waxaana kulanka looga hadlay arimaha doorashooyinka Proff. Cabdullahi Salaamulaah oo ka…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Madaxweyne Farmaajo Iyo Madaxweynayaashii Hore Dalka Oo Ka Qeyb Galay Salaadii Janaasada Ee Ra’isalwasaarihii Hore Dalka Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo madaxweynayaashii hore dalka ee kala ah Xasan Sheekh Maxamuud iyo Sheekh Shariif Axmed ayaa Garoonka Diyaaradaha Aadan Cabdulle kaga qayb galay salaaddii janaasada, Alle…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Meydka Ra’isul wasaarihii hore oo Muqdisho La Keenay, Laguna Tukaday Waxaa maanta Muqdisho la keenay meydka ra’isul wasaarihii hore ee Soomaaliya asan Abshir Faarax oo dhowaan ku geeriyoodey dalka Turkiga. Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa Garoonk, guddoonka baarlamaanka iyo xubno kale…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Crisis Group oo Warbixin Kasoo Saartay Lakala Safashada Kenya, Ethiopia ee Jubbaland iyo Muqdisho Crisis Group ayaa warbixintoodii ugu dambeysay ee soo saareen waxa ay uga digeen in kala safashada Kenya iyo Itoobiya ee arimaha Jubbaland iyo Dowladda federaalka ah ay abuuri karto khatar…
3 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Falcelin:- Mas’uuliyiin,Shakhsiyaad U Dooda Xuquuqda Aadanaha Iyo Weriyeyaal Ayaa Difaacay Kiiska Gurbiye Tan iyo markii talaadadii 14-July 2020 markii labaad ay u yeertay maxkamadda gobolka Banaadir tifaftiraha Goobjoog Cabdicasis Gurbiye waxaa kor u qeylinayey mas’uuliyiin, shakhsiyaad u dooda xuquuqda aadanaha iyo weriyeyaal…