Guddoomiye Mursal “Ma Aqbalayno Doorasho Dadban,Iyadoo Aan Ansixinay Sharcigii Doorashooyinka” Sheeko:Arrimaha Amniga Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliya Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan ayaa sheegay in madaxda Maamul Goboleedyada aysan go’aan ka gaari karin arrimaha doorashooyinka 2021,isagoo sheegay in ay saxiixeen sharciga Doorashooyinka.… 1 daqiiqo
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Munaasabad lagu xusayay af-gambigii dhicisoobay ee Turkiga ayaa lagu qabtay Muqdisho Xaflad lagu xusaayay sanad guuradii afaraad ee kasoo wareegtay markii af ganbi la isku dayay in dowladda turkiga lagu sameeyo uu dhicisoobay ayaa lagu qabtay safaarada Tukiga ee magaalada muqdisho.…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Sambaloolshe “Madaxweyne Farmaajo Aadbaa U Garanayaa Ma Ah Nin Ka Fuqa Meeshii Uu Ku Dhego” Goobjoog ayaa waraysi gaar ah la yeelatay Taliyihii Hore ee Hay’adda Nabad Sugida Cabdullaahi Sambaloolshe,isagoo sheegay in Madaxweyne Farmaahi meeshii uu ku dhago uusan ka fuqin. Halkan Ka Daawo Waraysi…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Guddoomiye Mursal “Fajac Ayay Nagu Moqotay Mahad Cawad in Uu Xukuumadda Daba Socdo” Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliya Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan ayaa sheegay in fajac ku noqotay in guddoomiye ku xiegenka 2aad ee Baarlamaan Mahad Cabdalla Cawad Uu Xukuumadda Daba Socdo hadalkan…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Xildhibaan Dalxa “Mahad Cawad Waa Kulundi Sab Aan Laga Casuumin Aaday Oo kale” Xildhibaan Maxamed Cumar Dalxa oo ka tirsan Golaha Shacabka Baarlamaanka Soomaaliya ayaa sheegay in guddoomiye ku xigeenka labaad ee Baarlamaanka Mahad Cawad uu kulundi sab aan laga casuumin aaday oo…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Daawo: Aas Qaran Oo Garowe Loogu Sameeyay Madaxwaynihii Hore Puntland Maxamed Cabdi Xaashi Aas Qaran ayaa Garoowe loogu sameeyay Madaxwayinihii hore ee Puntland, Maxamed Cabdi Xaashi,waxaan aaska ka qaybgalay Madaxda Jubbaland, Puntland ,Galmudug iyo sidoo kale Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Soomaaliya. Halkan Ka…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Mursal: Ma Aqbaleyno Doorasho Dadban Guddoomiyaha golaha shacabka ee baarlamaanka federaalka ah Maxamed Mursal oo maanta hadlay ayaa sheegay in aan marnaba la aqbaleyn doorasho dadban iyada oo golaha uu ansixiyey sharciga doorashada. Guddoomiye Mursal…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Waa Kuwee Kooxaha U Soo Baxay Tartankii Lagu Xusayay Laacib Maxamed Xaaji Aadam (Uureey) Kooxda Jeneraal Daa’uud GYM ayaa guul ka gaartay dhigeeda Somali Sports,iyagoo gaaray fiinalaha tartankii lagu xusayay xidigihii hore LLP Jeenyo Maxamed Xaji Adam (Uurey) oo daba-yaaqadii 2018 ku geeriyooday magaalada…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Farmaajo: Hey’ado Badan ayaa Naga Caawinaya Kasoo Kabashada Dhaqaale Ahaan ee Covid 19 Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa xalay qaab muuqaal ah uga qeybgalay shirka IGAD ee looga hadlayey arrinta Koonfurta Suudaan ayaa sheegay in marka la eego dhbaatada dhaqaale ee qaarad…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Hoggaanka Xisbiyada Mucaaradka Somaliland oo Hargeysa Kula Kulmay Safiirka Midowga Yurub Guddoomiyayaasha Xisbiyada Mucaaridka ee Waddani iyo Ucid Eng Faysal cali waraabe iyo Dr c/raxmaan cirro ayaa maanta kulan kula qaatay magaalaga Hargeysa ee Somaliland danjiraha Midowga Yurub Nicholas Berlanga Labada…