Daawo: Khudbaddii Madaxweynaha Puntland Uu Ka Jeediyay Shirka Wadatashiga Maamul Goboleedyada Sheeko:Wararka Caalamka Madaxweynaha Puntland Saciid Cabdullahi Deni ayaa amaanay da’daalka ay bilaaweeyn maamulka Galmudug,isagoo geesta kale sheegay in doorashooyinka dalka ay muhiim tahay in ay kawada hadlaan madaxda Dowladda Federaalka iyo hoggaamiyaasha… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Daawo : Hadal Jeedintii Madaxweyne Laftagareen Ee Furitaanka Shirka Maamul Goboleedyada Madaxweynaha Koonfur galbeed Cabdicasis Laftagareen oo ka hadlay furintaanka shirka ayaa mahadcelin ka sokow waxaa uu sheegay in shirka looga hadlayo arrimaha amni, siyaasad, dhaqaale, doorasho,iyo midkii marxaladda kala guurka…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Daaw: Hadal Jeedintii Madaxweyne Qoor Qoor Ee Furitaanka Shirka Maamul Goboleedyada Madaxweynaha Galmudug Axmed Qoorqoor oo martigeliyey shirka dowlad goboleedyada oo ka furmay ayaa magadcelin u jeediyey inta ka soo qeybgashay iyo inta gacan ka geysatay,isagoo oo intaa raaciyey inuu yahay…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Xildhibaan Jindi Oo Su’aalo Ku Saabsan Sababta Ciidamada Itoobiya Calankooda U Suraan Meelo Ka Mid Ah Soomaaliya Xildhibaan Cabdirisaaq Maxamed Axmed (Jindi) ayaa Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya Xasan Cali Maxamed su’aal ka waydiiyay sababta Itoobiya ay calankeeda uga surtay meelo ka mida ah dalka. Halkan Ka Daawo Wasiirka Amniga Oo…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Daawo: Wasiirka Amniga Oo Golaha Shacabka Akhrinta Koowaad Marsiiyay Sharciga Socdaalka Iyo jinsiyadaha Wasiirka Amniga Soomaaliya Maxamed Abuukar Islaw oo Xildhibaanada Golaha Shacabka ka hor aqriyay hindsi sharciyeedka Ha’ayadda Socdaalka Iyo jinsiyadaha. Halkan Ka Daawo Wasiirka Amniga Oo Golaha Shacabka U Akhriyay Sharciga Socdaalka Goobjoog…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Daawo: Wasiirka Gaashaandhigga Oo Golaha Shacabka La Wadaagay Sharciga Difaaca Qaranka Xasan Cali Maxamed oo ah Wasiirka Difaaca Soomaaliya ayaa xildhibaanada Golaha Shacabka la wadaagay Sharciga Difaaca Qaranka Halkan Ka Daawo Wasiirka Difaaca Oo Golaha Shacabka U Akhriyay Sharciga Difaaca Qaranka Goobjoog News
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Daawo: Agaasimaha Hay’adda Socdaalka Iyo Jinsiyadaha Oo Xildhibaanada Golaha Ugu Jawaabayay su’aalo Agaasimaha Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadaha Maxamed Aadam Koofi ayaa Xildhibaanada Golaha Shacabka Uga Jawaabayay su’aalo ku saabsan Sharciga Socdaalka iyo Jinsiyadaha. Halkan Ka Daawo Agaasime Koofi Oo Ka Jawaabay…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Qaar Ka Mid Ah Madaxda Xisbiyada Dalka Oo Ka Hadlay Suurtagalnimada In Dalka Ay Ka Dhacdo Doorasho La Isla ogol -yahay Qaar ka mid ah Madaxda Xisbiyada Dalka oo Muqdisho ku kulmay ayaa ka hadlay suurtagalnimada in dalka ay ka dhacdo doorasho la isla ogol -yahay,iyagoo sidoo kale taageeray shirka Madaxda…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Daawo>Dad Ka Cabanaya Dhul Boob Lagu Sameeyay Oo Dibadbax Ka Dhigay Degmada Kaaraan Dad isku soo baxay islamarkaana ka cabanaya dhul boob ay ku hayaan askar ka tirsan ciidanka dowladda Soomaaliya ayaa maanta waxa ay dibadbax ay arrinkaasi uga soo horjeedaan ku dhigeen…
3 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Akhriso: Nuxurka Khudbadaha Madaxda Dowlad Goboleedyada ee Dhuusamareeb Waxaa goordhow la soo gabagabeeyey wejiga hore ee shirka dowlad goboleedyada uga socda magaalada Dhuusamareeb ee xarunta Galmudug iyada oo ay ka hadleen dhammaan madaxweyneyaasha. Madaxweynaha Galmudug Axmed Qoorqoor oo…