Daawo: Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida Oo Xukun Riday Sheeko:Arrimaha Amniga Maxkamadda Ciidamada ayaa xukun Dil ah ku riday Nuur Daahir Geedi oo loo haysto dilka Cumar Xasan Macalim oo ka dhacay degmada Xamarjajab ee gobolka Banaadir, kadib markii marxuumka dhintay… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caafimaadka Muwaadin Soomaaliyeed Oo Koonfur Afrika Ugu Geeriyooday COVID-19 Allaah unaxariistee waxaa Isbitaal ku yaallo wadanka Koonfur A frika ku geeriyooday muwaadin Soomaaliyeed, kaas oo uu ku dhacay xanuunka Coronavirus. Muwaadinka ayaa lagu magacaabi iray Maxamed Cabdi Xasan, waxaana…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Madaxweyne Qoorqoor Oo Dib Ugu Noqday Dhuusamareeb Madaxweynaha dowlad goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor iyo Wafdigi uu hogaaminayay ayaa dib ugu noqday caasimadda Galmudug ee Dhuusamareb, halkaas oo si diiran ay ugu soo dhaweeyeen wadiga, iyadoo…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Akhiro: Maxay Kawada Hadleeh Ururada Bulshada Rayidka ah iyo Guddoonka Labada Gole Ee Baarlamaanka? Ururada bulshada rayidka ah ayaa kulmo gooni gooni ah la kala qaatay guddoonka labada gole ee baarlamaanka federaalka Soomaaliya, oo maalmihii dambe uu dhex yaallay khilaaf ka dhashay xeerarka doorashooyinka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasaaradda Caafimaadka Soomaaliya oo Shaacisay Kiisaskii Ugu Dambeeyey Coronavirus Wasaaradda caafimaadka iyo daryeelka Bulshada xukuumadda federaalka Soomaaliya ayaa warbixinteeda maalinlaha ee xanuunka COVID-19, waxaa ay sheegtay in guud ahaan dalka maanta laga helay 9 kiis cusub oo xanuunka Coronavirus…
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Madaxweynaha Hirshabeelle oo Beledweyne Kula Kulmay Odayaasha Dhaqanka Madaxweynaha dawlad goboleedka Hirshabeelle mudane Maxamed Cabdi Waare ayaa maanta magaaladda Beledweyne ee xarunta Gobolka Hiiraan kula kulmay qaar ka mid ah odayaasha dhaqanka jawiil, isagoo kala hadlayay dar-dar galinta…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Muuqaal:-Siyaasiyiin,Hey’ado Iyo Shakhsiyaad Soomaali Iyo Ajnabi Oo Kahor Yimid Dacwo Beenaadka Villa Somalia Ee Weriye Gurbiye Waxaa maxkamadda gobolka Banaadir hortagay tifaftiraha guud ee Goobjoog Cabdicasis Axmed Gurbiye iyada oo lagu eedeeyey dacwo beenaad uu gadaal ka riixayo madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo si loo caburiyo…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Muuqaal:-Madasha Xisbiyada Qaran Oo Soo Dhaweeyay Kulanka Dhuusamareeb Ku Dhexmaraya Madaxda Maamul Goboleedyada Hoggaanka Madasha Xisbiyada Qaran ayaa soo dhaweeyay kulan Dhuusamareeb ku dhexmaraya madaxda Maamul Goboleedyada iyo arimo kale oo ku saabsan xaalada Dalka. Halkan Ka Daawo Warbixin Ku Saabsan Baaqa Ka…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Muxuu Laacib Xasaasi Ka Yiri Goolkii Uu Ku Dhaliyay Garoonka Stadium Muqdisho Xasan Cabdinuur Xasaasi oo ka tirsan kooxda Horseed iyo Xulka Qaranka Soomaaliya ayaa noqday laacibkii ugu horeeyay ee goolka ku dhaliya mudo 16-sano ka dib garoonka ciyaaraha Muqdisho Stadium, ay…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Xildhibaan Muuse Sheekh “ In La Handado Saxaaafada Xorta Ah Waa Dhaqamada Kaligii Taliska,Villa Somalia Ha Ilaaliso Madax Banaanida Warbaahinta” Xildhibaan Hore Baarlamaanka Soomaaliya Muuse Sheekh ayaa sheegay handaada saxaaafada xorta ah loo geestay in ay tahay dhaqamada kaligii taliska,madaxtooyda ha ilaaliso madax banaanida Warbaahinta” Halkan Xildhibaan Muuse Sheeh Oo…