Xildhibaan Ka Tirsan Maamulka Hirshabeelle oo La Dilay Sheeko:Arrimaha Amniga Al-shabab ayaa maanta dil u geystay Xildhibaanka tirsan dowlad goboleedka Hir-shabeelle, kaas oo lagala degay gaari uu saarnaa oo marayey gobolka Shabeellaha dhexe. Xildhibaan Maxamed Maxamuud Siyaad ayaa gaari ka soo… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Soomaaliya: Duulimaadyada Gudaha oo Si Rasmi Ah u Bilowday Duulimaadyada diyaaradaha ee gudaha dalka ayaa maanta si rasmi u furmay, sida uu Goobjoog News u xaqiijiyey mas’uul ka tirsan gedida diyaaradaha ee Aden Cadde International Airport. Dowladda federaalaka ah…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Xildhibaan Farxiya Xasan: Kursiga Aan Ku Fadhiyo Weli Badhaadhe Ayuu Yaal Ee joojiya Been-abuurka. Xildhibaan Farxiya Xasan Axmed oo ka tirsan xildhibaannada golaha shacabka ee baarlamaanka federaalka ah ee kasoo galay Jubbaland ayaa war saxaafadeed ay soo saartay iska fogeysay jiritaanka wararka sheegaya in…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Madaxweyne Qoorqoor oo Safarkii Nabadda Ku Soo Gabangabeeyey Guriceel Wafdi uu hogaaminayo madaxweynaha dowlad goboleedka Galmudug mudane Axmed Cabdi Kaariye “Qoor Qoor” oo maalmahan socdaal ku marayey degmooyin iyo deegaanno dhaco gobolada Mudug iyo Galgaduug, ayaa sheegay in safakii…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Madaxweyne Deni Oo Isimada Mudug Kala Hadlay Dhismaha Dekadda Garacad Madaxweynaha Dowladda Goboleedka Puntland Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa qasriga Madaxtooyada ee magaalada Gaalkacyo habeenimadii xalay ku qaabilay Isimada Gobolka Mudug iyo guddiga dhismaha Dekadda Garacad oo Madaxweynaha warbixin ka siiyey…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caafimaadka Wasaaradda Caafimaadka Soomaaliya Oo Shaacisay Wararkii Ugu Dambeeyey COVID-19 Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa warbixinteeda maalinlaha ah ee COVID19 ku sheegtay inay Feyruska Karoona ay ka bogsoodeen 21 qof oo cusub, taasi oo tirada guud ee dadka…
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Somaliland oo Hadashay Hadal Ka Soo Yeeray Dowladda Shiinaha Somaliland ayaa si kulul uga hadashay hadal ka soo baxay dowladda Shiinaha, kaas oo loogu baaqay dowladda Twain in aysan xiriir la yeelan Somaliland, loona baahan yahay in ay dhowrto…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Sheekh Maxamuud “Isku Keenista Ciyaartooydii Hore Waxaa Iigu Dhiira geliyay In Badankooda La Ilooway” Sheekh Maxamuud Caddow oo in badan ku noolaa magaalada Toronto ee Wadanka Canada iyo qaar ka mid ah saaaxiibada ayaa bilaaway isku keenista laacibiintii horay ee Soomaaliya,iyagoo barnaamijyadan is dhaxgal…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Maxay Kawada Hadleen Madaxweyne Farmaajo iyo Safiirka Dowladda Shiinaha? Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa Madaxtooyada Qaranka ku qaabilay Danjiraha Shiinaha ee Soomaaliya Mudane Qin Jian. Madaxweynaha iyo Danjiraha ayaa ka wada hadlay muhiimadda ay leedahay…
2 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Golaha Shacabka Oo Akhrinta 1-aad Marsiiyay Ku Noqoshada Miisaaniyadda Dowladda Ee 2020 Kulanka Guud ee Mudanayaasha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya oo uu shir Guddoominayay Guddoomiye ku-xigeenka 1-aad ee Golaha Shacabka Mudane Cabdiweli Sheekh Ibraahim Muudey, waxa ay Xildhibaannada Akhrinta koowaad…