DR.Xasan Sheekh Cali “Dowladda Waa In Ay Ilaalisaa Dastuurka Waana Halboolaha Qaranimo” Sheeko:Arrimaha Amniga Dr.Xasan Sheekh Cali Nuur oo ah bare Jaamacadaha dalka ayaa sheegay in madaxda Dowladda Soomaaliya laga rabo in ay ilaaliso Dastuurka,isagoo yiri “Dastuurka Waana Halboolaha Qarnimo ” Halkan Ka Daawo… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:War Madasha Xisbiyada Oo Munaasabada Heer Sare Oo Todobaadka Xorriyadda Ku Qabtay magaalada Muqdisho Madasha Xisbiyada oo munaasabada heer sare oo todobaadka Xorriyadda ku qabtay magaalada Muqdisho Halkan Ka Daawo Warbixin Madasho Xisbiyada Iyo todobaadka Xorriyadda
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Warbixin:-Machadka Heritage Oo War Ka Soo Saaray Doorashada Iyo Muddo Kordhinta Qoraal ka soo baxay Machadka Heritage ayaa lagu sheegay in si xoogan u aaminsan yahay in ay soo xirmayaan albaabadi oo dhan ayna jirto fursad aad u yar oo lagu…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Xukuumadda Soomaaliya Oo Shaacisay Waqtiga Dib Loo Furayo Duullimaadyada Gudaha Dalka Xukuumadda federaalka ee Soomaaliya ayaa shaacisay waqtiga dib loo furaayo duullimaadyada dalka, kadib muddo hakad uu kuu jiray, sababo la xiriira xanuunka safmarka ah ee COVID-19. Golaha wasiirada oo maanta…
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Maxaa Looga Hadlay Shirka Golaha Wasiirrada Puntland? Madaxweynaha Dowladda Goboleedka Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa Shir-guddoomiyey Shirka Golaha Wasiirada ee Puntland oo ku qabsoomay Aalada maqalka iyo muuqaalka la isaga arko ee (Zoom). Shirka Golaha Wasiirada…
1 daqiiqo Sheeko:War Qubrajoogta Finland Oo si weyn U Xusay Munaasabadda 1-da Luulyo Meelo kala duwan oo Soomaaliya iyo dalka dibeddiisa ayaa laga xusay maalinta xorriyadda Soomaaliya ee 1-da Julay,magaalada turkoo ee dalka Finland ayaa qubrajoogta ku nool waxa ay ka dhigeyn munaasada…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Maamulka Cusub Ee Maxkamadda Banaadir oo u Yeeray Weriye Cabdicasis Gurbiye Maamulka Cusub ee maxkamadda gobolka Banaadir ayaa u yeeray agaasime ku-xigeenka Goobjoog Media Group ahna tifaftiraha guud Cabdi Casis Axmed Gurbiye. Mr. Cabdicasis Gurbiye waxaa la ballamiyey in garnaqsigiisa dacwadda…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Heshiis Laga Gaaray Shir Beelo Uga Socday Mudug Shir maalmo uga socday degmada Galdogob beelo wada dega galbeedka gobolka Mudug ayay heshiis waxaa ay ku wada gaareen labada dhinac. Heshiiska waxaa kamid ah in labada beelood mag ku…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Madaxweyne Farmaajo “Mashruuca Garoonka Stadium Muqdisho Waxaa Naga Taageeray Dowladda Norway Iyo Midawga Yurub” Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa xarigga ka jaray 30-Juun 2020 garoonka Stadium Muqdisho,isagoo sheegay in aad ugu faraxsanahay dib u soo celinta iyo qurxda maanta ka muuqata garoonka Xulka…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Putin oo Dartii Laa Badalayo Dastuurka, Siina Joogaya Ilaa 2030-ka Dib u eegis lagu sameeyey qodobbo dastuuri ah ayaa ka dhacday dalka Ruushka, codadka ilaa hadda la tiriyey 77.9% waxaa ay taageereen in wax laga badalo, sidaasi waxaa sheegay guddiga…