Madaxweynaha Shiinaha oo Soomaaliya ugu Hambalyeeyey Xuska 60 Sano Guurada Xornimadeeda Sheeko:Arrimaha Amniga Madaxweynaha Shiinaha Xi Jinping ayaa dhambaal hamalyo ah u soo diray dowladda Soomaaliya iyo shacabkeeda oo uu ugu hambaleeyey dabaaldegga xuska 60 guuradii ka soo wareegatay xornimada Soomaaliya. “Madaxweynaha Shiinaha… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Guddiga Madaxabannaan oo Diiwaangeliyay Xisbiyo Kumeel Gaar ah Guddiga Madaxbanaan ee doorashooyinka Qaranka ayaa maanta shahaadooyinka KMG ah ee diwaangalinta siiyay 8 xisbi oo ku biiriya xisbiyadii GMDQ uu horey u diwaangaliyay, GMDQ oo raacaya tilmamaha iyo talooyinka…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Jawar Maxamed oo Lagu Xiray Adis Ababa Sida ay qortay OMN, Jawar Mohamed oo u ololeeya dimoqoraadiyadda ayaa lagu xiray dalka Itoobiya. Jawar waxaa lala xiray Bekele Gerba oo ah nin caan ka ah mucaaradka. Labadooda waxaa…
6 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Machadka Heritage Oo Ku Taliyey In La Aado Doorasho Dadbab ama Muddo Kordhin Qoraal maanta ka soo baxay Machadka Heritage ayaa lagu sheegay in si xoogan u aaminsan yahay in ay soo xirmayaan albaabadi oo dhan ayna jirto fursad aad u yar oo…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Warbixin:-Bahda Ciyaaraha Soomaaliya Oo Dowladda Kaga Mahad Celiyay Furitaanka Stadium Muqdisho Madaxweyanha Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa garoonka ciyaaraha Stadium Muqdisho ka jaray xarriga,iyadoo Dowladda Soomaaliya garoonkan ay kala wareegtay ciidamada Amiso dabayaaqdaii 2018 waxaana furitaankiisa kasoo qeyb galay mas’uuliyeenta Dowladda…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Daawo: Khudbaddii Madaxweyne Qoorqoor Ee 1-da Luulyo Madaxweynaha dowlad gobleedka Galmudug Axmed Cabdi kaarriye Qoorqoor oo xalay magaalada Cabdudwaaq kaga qeyb galay xaflad lagu maamuusayey 1-da Luulyo, ayaa shacabka Soomaaliyeed gaar ahan kuwa Galmudug ugu hanbalyeyey 60-dab…
3 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Akhriso: Madaxda Ha Ilaaliso, Waxa Lagu Wadajoogo Madaxweynaha dowlad goboleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam oo habeenimadii xalay ka qaybgalay Munaasabada kooban oo lagu xusayo Sanad guurada 60-aad ee kasoo wareegtay markii ay xornimada qaateen gobolada Koonfureed iyo…
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Akhriso: Nuxurka Khudbaddii Madaxweyne Deni Ee 1-da Luulyo Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Puntland Siciid Cabdullaahi Deni oo habeenim,adii xalay ka qeyb galay xuska 1-da Luulyo, 60 sano guuradii ka soo wareegtay madaxbannaaniodii gobolada Koonfureed iyo israacii labada gobol oo…
7 daqiiqo Sheeko:Dalka 60 Sano Kadib, Akhriso Sooyaalka Xoriyadda Maanta waa 1da Luulyo, waa maalintii xuriyadda Soomaaliya iyo midowgii labada gobol, waa xanuun iyo nasiib darro ah in 60 sano kadib ay Soomaaliya shisheeye joogaan, midnimo aanay jirin oo…
2 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Maxay Kawada Hadleen Guddoonka Baarlamaanka Galmudug iyo Hirshabeelle? Guddoomiyeyaasha Baarlamaannada dowlad goboleedyada Galmudug iyo Hirshabeelle, oo kulan ku yeeshay Muqdisho ayaa kala sixiixday heshiis ay wada gaareen labada dhinac, Qoraal ka soo baxay guddoonka Baarlamaanka Galmudug Dr. Maxamed…