Ra’isulwasaaraha Canada Oo Dalkiisa Ka Mamnuucay Ajaaniibta Cabsi La Xiriirta Faafidda Coronavirus Sheeko:Wararka Caalamka Ra’isulwasaaraha dalka Canada Justin Trudeau ayaa ka dhawaajiyay in dalkiisa laga mamnuucay ajaaniibta faraha badan marka laga reebo dadka u dhashay dalka Mareykanka iyo dadka heysta degenaanshaha joogtada ah ee… 1 daqiiqo
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Maamulka Gobalka Sool Oo Ka Hadlay Taliyihii Xalay Lagu Dilay Gobalkaasi Guddoomiyaha gobalka Sool Cabdiqani Maxamuud Jiidhe oo ka hadlay dilkii xalay magaalada Laascaanood loogu geystay taliyihii sirdoonka gobalkaasi Cabdiqani Guhaad Xasan ayaa ugu horeyn waxa uu tacsi u diray qoyskii,…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Warka Subax ee Goobjoog 17-03-2020 Qodabada saakay ugu waa weynee warka subax ee GoobjoogFM ayaa waxa ay kala yihiin Faah-faahinno kala duwan ayaa laga bixiyay Taliye ciidan oo xalay lagu dilay Magaalada Laas-caanood ee Gobolka…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Taliye Caawa Lagu Dilay Sool Koox hubeysan aan oo aan weli heybtooda la garan ayaa caawa magaalada Laascaanood ee gobolka Sool ee ku dilay taliyihii danbi baarista gobolka oo la dhihi jiray Guhaad, qolyihii dilka…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caafimaadka Talooyin Ku Aadan Ka Hortagga Caabuqa Coronavirus Wasaaradda caafimaadka iyo daryeelka bulshada xukuumadda federaalka Soomaaliya ayaa soo saartay talooyin ku aadan ka hortagga xanuunka caabuqa COVID-19 oo dhaliya xanuunka Coronavirus kaas kiis ka mid lagu arkay maanta gudaha…
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Dowladda Soomaaliya oo Hakisay Duulimaadyadii Gudaha iyo Dibadda Dalka Dowladda Soomaaliya ayaa goor dhow ku dhawaaqday in gabi ahaan si rasmi ah loo joojiyey duulimaadyada caalamiga ah ee imaanayey iyo kuwa ka baxayo dalka si gaar ah garoonka Aadan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dowladda Soomaaliya Oo Xaqiijisay Kiiskii Ugu Horeeyay ee Coronavirus Wasiirka wasaaradda caafimaadka xukuumadda Soomaaliya Fowsiyo Abiikar Nuur ayaa sheegtay in gudaha dalka uu soo gaaray xanuunka Coronavirus ee addunka ku sii faafaya. Wasiirka ayaa sheegtay in ay xaqiijiyeen in…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Barnaamij Wareedka Galabnimo ee Goobjoog 16-03-2020 Qodobada barnaamij wareedka galabnimo ee GoobjoogFM ugu doorka roon ayaa waxa ay kala yihiin: Madaxweynaha Jubbaland ayaa maanta darajada Gaashaanle Dhexe u dalacsiiyay Taliyihii Ciidanka Daraawiishta qeybta Afmadow ee Gobolka Jubbada hoose.…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Golaha Shacabka Oo Xukuumadda Ka Dalbaday In La Joojiyo Qaadka La Keeno Soomaaliya Guddiga arrimaha bulshada, gaadiidka iyo maaliyadda golaha shacabka ayaa waxa ay xukuumadda ka dalbadeen in gabi ahaanba la joojiyo qaadka Soomaaliya uga yimaada dalalka deriska sida Kenya iyo Itoobiya, xilli…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Dhageyso: Ciidamada Dowladda Oo La Wareegay Magaalada Janaale Sarkaal ka tirsan ciidanka xoogga oo lagu magacaabo Macallin Suugaani ayaa Goobjoog News waxa uu u sheegay in ciidanka dowladda ay saakay gabi ahaanba la wareegeen magaalada janaale ee gobalka…