DF oo Ka Shiraysa Xayiraad Ay Ku Soo Rogto Kenya Iyo Itoobiya Oo Laga Helay Coronavirus Sheeko:Dalka Mareeyaha hay’adda duulista rayidka Soomaaliya Axmed Macallin oo la hadlay laanta afka Soomaaliga ee VOA ayaa waxa uu sheegay in dowladda federaalka ah ay ka shirayso sidii xayiraad dhinaca duulimaadyada… 2 daqiiqo
5 daqiiqo Sheeko:Dalka Akhriso: Nuxurka Shirkii Wadatashiga Puntland Ee Shalay Ka Furmay Garoowe Waxaa shalay si habsami leh magaalada Garowe ee dowlad gobaleedka Puntland uga furmay shirka wadatashiga aayaha Puntland oo ay ka soo qeyb galeen madaxweyne Siciid Cabdillaahi Deni iyo madaxweyne ku-xigeenka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Warka Subax ee Goobjoog 16-03-2020 Qodabada saakay ugu waa weynee warka subax ee GoobjoogFM ayaa waxa ay kala yihiin Taliyaha xoogga Dalka ayaa soo saaray digniino iyo amarro ku socda ciidamada aan joogtada uga howlgelin…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Wadanka Koongo oo Kiiskii Ugu Horeeyay Ee Cudurka Coronovirus ah Laga Helay Jamhuuriyadda Dimuquraadiga ah ee Koongo ayaa xaqiijisay kiiskii ugu horeeyey ee cudurka coronavirus ah. Cudurka ayaa laga helay nin 50-sano jir ah oo ka yimid magaalada Paris waxaana la sheegay…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Booliska Dhuusamareeb oo Ka Warbixiyay Gabar 11 Sanno Jir Ahayd oo Jirdil Loo Geystay u Geeriyootay Taliska booliska Magaalada Dhuusamareeb ayaa waxa uu ka hadlay dhacdo aad u xanuun badan oo xalay ka dhacday deegaan lagu magacaabo Jii Caloosin oo ku taalla duleedka magaalada Dhuusamareeb, dhacdadaasi…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Sawirro: Shirka Wadatashiga Puntland Oo Garoowe Ka Furmay Waxaa goor dhow magaalada Garoowe ee xarunta gobalka Nugaal ka furmay shirka wadatashiga aayaha Puntland kaasi oo horey uu u cilaamiyay madaxweynaha Puntland ee Saciid Cabdulaahi Deni. Magaalaad Garowe ayaa…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Madaxweyne Trump Oo Laga Baaray Cudurka Coronavirus Iyo Natiijadii Ka Soo Baxday Oo La Shaaciyay Madaxweynaha Mareykanka Donlad Trump ayaa laga baaray xanuunka Coronairus, waxaana la shaaciyay in madaxweynaha uusan qabin xanuunkaasi oo fara ba’an ku haya dunida. In xanuunkaan laga baaro madaxweyne Trump ayaa…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Amaanka Magaalada Garowe oo Si Weyn Loo Adkeeyay iyo Shirka Wadatashiga Puntland oo Maanta Halkaasi Ka Furmaya Maanta ayaa la filayaa in magaalada Garowe ee xarunta dowlad goboleedka Puntland uu ka furmo shirka wadatashiga aayaha Puntland oo uu horey u cilaamiyay madaxweyne Deni, waxaana si weyn loo…
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Maxkamadda Ciidamada Oo Xukun Ku Ridday Askari Horey Dil iyo Dhaawac u Geystay Dable xoogga dalka Cabdiraxmaan Cabdulle Hilowle ayaa loo heystaa dilka Allaha unaxariiste Marxuum Xuseen Axmed Cabdulle iyo dhaawaca Yaasiin Geedow Xuseen kadib markii ay ka biya diideen in uu ku…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Warka Subax ee Goobjoog 15-03-2020 Qodabada saakay ugu waa weynee warka subax ee GoobjoogFM ayaa waxa ay kala yihiin Shirkii Wada ashiga Puntland ayaa maanta ka furmaya Magaalada Garowe ee Caasimadda Puntland. Meydka Gabar yar…