Maxkamadda Ciidamada Oo Ridday Xukun Dil Ah Sheeko:Arrimaha Amniga Maxkamadda ciidamada qalabka sida ayaa waxa ay maanta xukun dil ah ku ridday Maxamed Cali Maxamed oo loo heysto in uu dilay mid ka mid ah ilaalada deegaanka Xamar. Xukunsanahaan… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Trump oo Joojinaya Duulimaadyada uga Yimaada Yurub Cabsi Laga Qabo Coronavirus Darteed Donald Trump madaxweynaha dalka Mareykanka ayaa sheegay in ay joojinayaan dulimaadyada uga yimaada dalalka Yurub cabsi ay ka qabaan cudurka Coronavirus oo haatan caalamka ku sii fidiya. Khubad uu si…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ilhaan Cumar: Tim Mynett Waxaan Lamaane ku ahayn Siyaasadda, Haddana Waxaan ku nahay Nolosha Ilhaan Cumar oo ka tirsan aqalka cad ee Mareykanka ayaa waxa ay sheegtay in ay la aqal gashay Tim Mynett oo horay gacan yare ugu ahaa sida ay qortay warbaahita…
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Mareykanka Oo Wali Ka Aamusan Duqeyn Uu Dad Shacab Ah Ku Dilay Dowladda Mareykanka ayaan wali ka hadlin duqeyn 10-kii bishan ka dhacday degmada Janaale ee gobalka Shabeelaha hoose islamarkaana ay ku geeriyoodeen dad shacab ah. Mareykanka ayaa waxa uu sheegay in…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Dhageyso: Galmudug Oo Eedeyn Culus U Jeedisay Maamulka Puntland Afhayeenka dowlad goboleedka Galmudug Cismaan Ciise Nuur Taardhuleed ayaa waxa uu maamulka Puntland ku eedeeyay in aysan marnaba ogoleyn in Galmudug ay cagaheeda ku istaagto isaga oo xusay in sanadkii…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Barnaamij Wareedka Galabnimo ee Goobjoog 11-03-2020 Qodobada barnaamij wareedka galabnimo ee GoobjoogFM ugu doorka roon ayaa waxa ay kala yihiin: Taliska Mareykanka ee qaaradda Africa ayaa faah-faahiyay sababta keentay in ay kordhiyaan duqeynta cirka ah ee…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wafdi Midowga Yurub Ka Socda Oo Gaaray Magaalada Baraawe Wafdi ka socday ururka midowga Yurub ayaa maanta waxa ay gaareen magaalada Baraawe ee gobalka Shabeelaha hoose, waxaana halkaasi ku soo dhoweeyay madaxda gobalkaaasi. Wafdigan ayaa waxaa hoggaaminaayay safiirka midowga…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Wasiirka Caafimaadka Ingiriiska Oo Laga Helay Caabuqa Coronavirus Wasiirka caafimaadka dalka Ingiriiska haweeneyda lagu magacaabo Nadine Dorries ayaa lagu soo waramayaa in laga helay caabuqa Coronavirus oo dunida maalinba maalinta ka dambeysa ku sii fidaya. Haweyneydaan ayaa sheegtay…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Xeer ilaalinta Puntland oo Amartay in Lala Wareego Badeecad Kasta oo Lagala Dhuunto Canshuurta Maxamed Xareed Faarax oo ah ku xigeenka xeer ilaaliyaha dowlad goboleedka Puntland islamarkaana la hadlay warbaahinta ayaa waxa uu amar ku bixiyay in ganacsatada la dhuumata canshuurta in lagala wareego…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Soomaaliland Oo Beenisay In Itoobiya Ay Hakisay Heshiiska Dekadda Berbera Maamulka Soomaaliland ayaa waxa uu beeniyay warar shalay lagu faafiyay baraha bulshada kaasi oo sheegayay in dowladda Itobiya ay hakisay heshiis 19% oo ay qeyb uga tahay qandaraaska lagu hormarinayo…