Sawirro: Wasaaradda Caafimaadka XFS oo Diyaarisay Goob Lagu Karaantiilo Dadka ay uga Shakiyaan Coronavirus Sheeko:Wararka Caafimaadka Wasaaradda caafimaadka xukuumadda federaalka Soomaaliya ayaa waxa ay sheegtay in ay diyaariyeen goob lagu karaantiilo dadka ka imaanaya wadamada uu sida aad ka ah ugu faafay caabuqa Coronavirus. Ilo lagu… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Warka Subax ee Goobjoog 11-03-2020 Qodobada saakay ugu waa weynaa ee warka GoobjoogFM ayaa waxa ay kala yihiin: 1. NISA ayaa sheegtay in Madaxiii Amniyaatka Al-shabab ee Gobolka Banaadir lagu dilay Gobolka Jubbada dhexe. 2.…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Wasaaradda Caafimaadka oo Ka Hadashay Muwaadin Soomaaliyeed oo Ka Yimid Shiinaha, Laguna Qabtay Garoonka Diyaaradaha Dr. Cabdi Risaaq Yusuf Axmed oo wasaaradda caafimaadka u ah u qeybsanaha tayada caafimaadka ahna qofka uga hadla arrimaha coronavirus oo wareysi siiyay Goobjoog News ayaa sharaxaad ka bixiyay dhacdadii…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Qoorqoor Oo Dhagax Dhigay Xarunta Madaxtooyada Galmudug Iyo Xarumo Kale Madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor ayaa maanta waxa uu daahfuray Mashruuca dhismaha Madaxtooyada Galmudug iyo afar wasaaradood. Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug mudane Axmed Cabdi Kaariye, ayaa maanta daah furay…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Faahfaahino Ka Soo Baxaya Dagaal Khasaare Geystay Oo Ka Dhacay Dhuusamareeb Wararka naga soo gaaraya magaalada Dhuusamareeb ee caasimadda dowlad goboleedka Galmuduga yaa waxa ay sheegayaan in maanta magaaladaasi uu iska hor imaad kooban ku dhexmaray ciidamo ka kala tirsan nabadsugidda…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Jubbaland: Howlgallo iyo Dhaqdhaqaaqyo Ciidan Oo Ka Socda Jubbada Hoose Dowlad goboleedka Jubbaland ayaa waxa uu faahfaahin ka bixiyay howlgallo saacadihii la soo dhaafay laga fuliyay qeybo ka mid ah gobalka Jubbada hoose iyo dhaqdhaqaaqyo ciidan oo deeganadaasi laga dareemayo.…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga DF Iyo Mareykanka Oo Ka Hadlay Duqeyn Ka Dhacday Gobalka Shabeelaha Hoose Qoraalo ka soo kala baxay dowladda federaalka Soomaaliya iyo Mareykanka ayaa waxaa looga hadlay duqeyn sacadihii la soo dhaaay laga fuliyay qeybo ka mid ah gobolka Shabeelaha hoose. Qoraal ka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dab Xooggan Oo Qabsaday Kaalin Shidaal Oo Ku Taalla Magaalada Muqdisho Wararka aan ka heleyno agagaarka isgoyska Banaadir ee magaalaga Muqdisho ayaa waxa ay sheegayaan in goor dhow dab xooggan uu qabsaday kaalin shidaal oo halkaasi ku taallay. Kaalinta shidaal ee…
3 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Maxkamadda Ciidamada oo Xukun Ku Ridday Askari Horey U Dilay Wiil Dhallinyaro Ahaa Maxkamadda ciidamada qalabka sida ayaa maanta xukun dil ah waxa ay ku xukuntay askari horay dil ugu geystay wiil dhalinyaro ahaa oo kubad ku ciyaarayay garoon ku yaalla degmada Kaxda…
2 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Kulamada Dib U Eegista Dastuurka oo Weli Ka Socda Magaalada Baydhabo Wasaaradda Arrimaha Dastuurka ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Gudigga Baarlamaanka ee La-socodka Dib-u-eegista iyo Hirgelinta Dastuurka iyo Gudigga Madaxa banaan Dib-u-eegista iyo Hirgelinta Dastuurka ayaa kulan dood-wadaag si wadajir ah ugu…