Iiraan Oo Cabsi Ay Ka Qabto Faafidda Coronavirus Darteed Xabsiyada Uga Sii Deysay Kumanaan Maxaabiis ah Sheeko:Wararka Caalamka Dowladda Iiraan ayaa lagu soo waramayaa in cabsi ay ka qabto in uu faafo caabuqa Coronavirus dartiis ay xabsiyada si ku meel gaar ah uga sii deysay kumanaan maxaabiis ah.… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Kenya Oo Bilawday Wadahadallo Ay Ciidankeeda Ugala Baxayso Howlgalka AMISOM ee Soomaaliya Dowladda Kenya oo la filayo in waqtiyada soo aadan ay iskaga baxdo howlgalka midowga Afrika ee AMISOM oo ay qeyb ka tahay muddo ku siman 9 sanno. Wargeyska Daily Nation…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caafimaadka Akhriso: 7-da Dal Ee Afrikaanka Ah Ee Laga Helay Kiiska Caabuqa Coronavirus Ururka midowga Afrika oo soo saaray qoraal ayaa waxa ay si rasmi ah u sheegeen tirade dalalka afrikaanka ah ee laga helay caabuqa Coronavirus ee markii hore ka dilaacay dalka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasiir Beyle Oo Kulan La Qaatay Madaxda Bangiga Afrika Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Cabdiraxmaan Ducaale Beyle oo ku sugan dalka Ivory Coast ayaa waxaa uu halkaasi kula kulmay Madaxweynaha Bangiga Hormarinta Afrika Akinwumi Adesina. Kulan…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Isgaarsiinta Magaalada Mandheera Oo Hawada Laga Saaray Iyo Dhaqdhaqaaqa Magaaladaasi Oo Hakad Ku Jira Wararka aan ka helayno magaalada Mandheere ee Waqooyi Bari Kenya ayaa waxa ay sheegayaan in maanta guud ahaan magaaladaaasi ay hawada ka maqantahay isgaarsiinta waxaana hakad ku jira dhaqdhaqaaqa guud.…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Taliye Fahad Yaasiin Oo Badalay Hoggaankii NISA Ee Banaadir Taliyaha hey’adda nabd sugidda iyo sirdoonka qaranka Soomaaliya ee NISA Fahad Yaasiin Xaaji Daahir ayaa maanta waxaa uu xil kaqadis ku samayey taliyihii nabad sugidda gobalka Banaadir, isaga oo macaabay…
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Midowga Yurub oo Gaadiid Ku Wareejiyey Ciidanka Booliska Koofur Galbeed Magaalada Baydhabo ee caasimadda u ah dowlad goballeedka Koonfur galbeed Soomaaliya ayaa waxaa maanta gaaray wafdi ka socda Midowga Yurub, oo uu hoggaaminayey safiirka Midowga Yurub ee Soomaaliya Niclos Barlaanga, waxaa…
3 daqiiqo Sheeko:Wararka Caafimaadka Wasaaradda Caafimaadka oo Warbaahinta Kala Hadasha Caabuqa Coronavirus Wasaaradda Caafimaadka oo Warbaahinta Kala Hadasha Caabuqa Coronavirus Wasaaradda caafimaadka iyo daryeel bulshada xukuumadda federaalka Soomalaiya ayaa maanta magaalad Muqdisho kulan kula qaadatay bahda saxaafadda Soomaliya , kulan kaas oo…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Maxay Ka Wada Hadleen Taliska Booliska Amisom Iyo Taliska Soomaaliya? Taliyaha Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed Janaraal; Cabdi Xasan Maxamed “Xijaar” ayaa Xafiiskiisa Magaalada Muqdisho waxaa uu ku qaabilay Taliyaha iyo saraakiisha Boliiska AMISOM ee ka howlgala Soomaaliya. Kulan gaar ah oo…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Faahfaahino Ka Soo Baxaya Askar Ka Tirsan Dowladda Oo Lagu Dilay Muqdisho Wararka aan ka helayno Isgoyska Ex-control Afgooye ee magaalada Muqdisho ayaa waxa ay sheegayaan in maanta halkaasi lagu dilay Labo askari oo ka tirsanaa ciidanka dowladda federaalka Soomaaliya, waxaana ka…