Sheekh Shaakir: Shacabkeena Ayaan U Tanaasulnay Sheeko:Arrimaha Amniga Sheekh Maxamed Shaakir Cali Xasan oo goor dhow warbaahinta la hadlay ayaa waxa uu sheegay in ay u tanaasuleen shacabka ka dib shaqaaqooyin ka dhacay qeybo ka mid ah Galmudug.… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Mareykanka Oo Duqeyn Dhinaca Cirka Ah Ka Geystay Shabeelaha Hoose Diyaaradaha dagaalka Mareykanka oo gacan ka helaya ciidanka sida gaarka ah u tababaran ee Danab ayaa waxa ay duqeyn dhinaca cirka ah ka fuliyeen qeybo ka mid ah gobalka Shabeelaha…
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Wararkii Ugu Dambeeyay Ee Dhuusamareeb Iyo Ciidanka Dowladda Oo La Wareegay Xarunta Inji Wararka aan saakay ka helayno magaalada Dhuusamareeb ee caasimadda Galmudug ayaa sheegaya in dagaal qaatay in ka badan 24 saac islamarkaana u dhaxeeyay ciidanka dowladda iyo ciidamo taabacsanaa ururka Ahlu…
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Soomaaliya oo Kenya ka Dalbatay Iney Dhowrto Xiriirka iyo Daris Wanaagga Dowladda federaalka Soomaaliya ayaa dowladda Kenya ugu baaqday in ay dhowrto qaranimada iyo madaxbannaanida Soomaaliya, ayna joojiso faragelinta kala duwan ay ku heyso. Warxaafadeed ka soo baxay dowladda federaalka Soomaaliya…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Dhageyso: Xildhibaan Ka Tirsan Soomaaliland Oo Baaq Nabadeed Diray Xildhibaan wali Axmed Xaawo oo ka tirsan golaha wakiilda maamulka Soomaaliland islamarkaanka wareysi gaara siiyay Goobjoog News ayaa waxa uu baaq nabadeed ka diray colaadda ka soo dhex cusboonaantay Soomaaliland…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Faah Faahin: Israsaaseyn Ay Ku Geeriyoodeen 4 Qof Oo Ka Dhacday Shabeelaha Dhexe Wararka aan ka helayno gobalka Shabeelaha dhexe ayaa sheegaya in dad gaaraya 4 qof ay ku geeriyoodeen israsaaseyn ciidamo kawada tirsan dowladda federaalka Soomaaliya ku dhexmartay deegaanka Xaaji Cali oo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Taliska Caabudwaaq Oo Soo Bandhigay Khamri Iyo Xashiish Ay Howlgal Ku Soo Qabteen Wararka aan ka helayno gobalka Galgaduud ee bartamaha Soomaaliya ayaa waxa ay ku waramayaan in magaalada Caabudwaaq ee gobalkaasi lagu soo bandhigay Khamri aad u fara badan. Taliska booliska magaalada…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Gedo: Jubbaland Oo Ciidamo Hor Leh Geysay Magaalada Beladxaawo Wararka naga soo gaaraya gobalka Gedo ayaa waxa ay sheegayaan in dowlad goboleedka jubbaland ay ciidamo fara badan geysay degmada beladxaawo ee gobalkaasi. Ciidankan oo la sheegay in ay ka…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Galmudug oo Xirtay Rag Cadaalad u Doontay Al-shabaab Ciidamada ammanka magaalada Dhuusamareeb ee caasimadda dowlad gobaleedka Galmudug ayaa maanta xabsiga dhigay rag lagu soo eedeeyey in ay rabeen in Garsoor u aadaan maxkamadda Al-shabab, ka dib markii uu…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Puntland oo Sheegatay Iney Khasaare Gaarsiiyeen Somaliland Dowlad goboleedka Soomaaliyeed ee Puntland ayaa ka warbixisay dagaal saakay ka dhacay deegaan hoos yimaado gobalka Sanaag, oo ay kuwada dagaalameen ciidamo ka kala tirsan Somaliland iyo dowlad gobaleedka Puntlanad.…