Dowladaha Soomaaliya Iyo Cumaan Oo Iska Kaashanaya Xiriir Ganacsi Sheeko:Dalka Wasiirka Wasaaradda ganacsiga iyo Warshadaha xukuumadda Soomaaliya eng Cabdullaahi Cali ayaa Magaalada Musqat kula kulmay dhiggiisa Dalka Cumaan, Ali bin Mascuud Al-Sanadi, waxa ayna labada masuul kawada hadleen heshiis cusub.… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Ciidamada DF Oo Kaabiga Ku Haya Degmada Jamaame Ee Gobalka Jubbada Hoose Wararka aan ka helayno deegaanada gobalka Jubada hoose ayaa sheegaya in ciidanka dowladda federaalka ay halkaasi ka wadaan dhaqdhaqaaqyo ciidan, waxaana la soo warinayaa in ay la wareegeen ciidankaasi deegaanada…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga DF Iyo Mareykanka Oo Howlgal Ka Fuliyay Jubbada Dhexe Warasaxaafadeed ka soo baxay dowladda federaalka Soomaaliya ayaa lagu sheegay in ciidamada dowladda oo kaashanaya kuwa Mareykaka ay howlgal lagu dilay xubno ka tirsan Al shabaab ka fuliyeen qeybo ka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Mid Ka Mid Ah Xukumanayaashii Loo Heystay Kiiskii Caa’isha Oo La Sii Deynayo Wararka aan ka helayo deeganada Puntland ayaa sheegaya in Cabdisalaam Cabdiraxmaan Warsame lagu wado in la sii daayo ka dib markii sida la sheegay labada qoys ay ku heshiiyeen in…
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Amarro La Dul Dhigay Ciidamada Asluubta Guddoomiyaha maxkamadda ciidamada qalabka sida Xasan Cali Nuur Shuute oo la hadlayey askar ka tirsan ciidamada Asluubta Soomaaliyeed oo tababar loo soo xiray ayaa sheegay in laga doonayo in isbaladal…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Golaha Shacabka Oo Meel Mariyay 7 Hindise Sharciyeed Xildhibaanada golaha shacabka baarlamaanka Soomaaliya oo maanta Muqdisho ku yeeshay kulan ayaa waxa ay meel mariyeen hindise sharciyeedyo kala duwan oo gaaraya ilaa iyo 7 hindise sharciyeed. Hindise sharciyeedyada ay…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Taliye Xasan Jaamici Oo Beeniyay In Uu Ku Dhaawacmay Weerarkii Ceel Saliini Taliyaha guutada 1-aad ee ciidanka xoogga Soomaaliyeed Gaashaanle Sare Xasan Maxamed Abuukar (Xasan Jaamici) oo la hadlay Goobjoog News ayaa beeniyay wararka sheegaya in gaashaanluhu uu ku dhaawacmay weerarkii Al…
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Faah Faahin: Dagaal Ka Dhacay Qeybo Ka Mid Ah Shabeelaha Hoose Warar kala duwan ayaa ka soo baxaya dagaal saakay aroortii Al shabaab ay ku qaadeen degmada Qoryooleey iyo deegaanka Ceelsaliini ee gobalka Shabeelaha hoose. Al shabaab ayaa weerar qaraxyo ku…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Deni Oo Xilalkii Ka Qaaday Saraakiisha Ciidamada Badda Puntland, Kuwa Kalane Magacaabay Madaxweynaha dowlad goboleedka Puntland Siciid cabdulaahi Deni ayaa waxa uu xilalkii ka qaaay saraakiisha ugu sareysa ee ciidamada badda Puntland sida Agaasimaha Guud, Agaasime ku-xigeenka iyo taliyayaashooda. Digareetada ka soo…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Jubbaland Oo Ka Hadashay Dagaal Ka Dhacay Duleedka Kismaayo Maamulka Jubbaland ayaa waxa uu faahfaahin ka bixiyay dagaal shalay gelinkii dambe ciidanka daraawiishta maamulkaasi iyo dagaalyahanada Al shabaab ku dhexmaray deegaan qiyaastii 150-km u jira magaalada Kismaayo ee xarunta…