Maamulka Isbitaalka Jalalaqsi Oo Ka Warbixiyey Xaaladda Dadkii Shuban Biyoodku Soo Ritay Sheeko:Dalka Agaasimaha guud Isbitaalka degmada Jalalaqsi ee gobalka Hiiraan Maxamed Xasan Nuur ayaa ka warbixiyey xaaladda caafimaad ee dadkii uu soo ritay xanuunka Shuban biyoodka oo ka dilaacay degmada iyo nawaaxigeeda.… 2 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Maxkamadda Ciidanka Qalabka Sida oo Xukun Xabsi ah ku Ridday Mas’uul ka Tirsanaa Gobolka Banaadir Maxkamadda ciidamada qalabka sida ayaa xukun xabsi ah ku ridday mas’uul ka tirsanaa maamulka Gobolka Banaadir oo lagu helay in uu horey uga tirsanaa Al-Shabaab. Maxkamadda ayaa shan sano oo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Farmaajo Oo Axadda Dambe Ka Degi Doona Hargeysa Golaha wasiirada maamulka Soomaaliland ayaa maanta si aqlabiyad leh u ansixiyay codsiga madaxweyne Muuse Biixi oo ahaa in madaxweynaha Soomaaliya uu tago magaalada Hargeysa. Muuse Biixi ayaa lagu wadaa in…
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Eng Cabdi Xuseen: Ciidanka DF Geysay Gedo Waxaa Loogu Sheekeeyay In Ay Xoreynayaan Bu’aale Wasiirka warfaafinta dowlad goboleedka Jubbaland Eng Cabdi Xuseen Sheekh Maxamed oo ka hadlay xaaladda ciidamada ku sugan gobolka Gedo ayaa sheegay in ciidankaasi markii la soo qaadayay loogu sheekeeyay in…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Garoomada Kubbadda Cagta Galmudug Oo Gabo Gabo Ah Garoonka kubbadda cagta Dhuusamareeb ayaa dhawaan la dhigidoono cowska macamilka waxaana guud ahaan maamulka Galmudug ka socda dayactirka iyo quruxinta garoomada,iyadoo dhallinyarada iyo bahda ciyaaraha ayaa soo dhaweyeen howlaha socda sida uu…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Faah Faahin: Qarax Lala Eegtay Askar Ka Tirsan Dowladda Faahfaahino kala duwan ayaa ka soo baxaya qarax goordhaw askar ka tirsan dowladda federaalka Soomaaliya lagula eegtay agagaarka warshada Al naciim ee duleedka magaalada Muqdisho. Qaraxa oo ahaa miino dhulka…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Al Shabaab Iyo Ciidanka Koonfur Galbeed Oo Ku Dagaalamay Gobalka Baay Wararka aan ka helayno gobalka Baay ayaa waxa ay ku soo waramayaan in dagaal khasaare kala duwan geystay uu gobalkaasi ku dhexmaray dagaalamayaal ka tirsan Al shabaab iyo ciidanka maamulka…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Qaar Ka Mid Ah Ciidan Ay Dowladdu Geysay Gobalka Gedo Oo Ku Biiray Jubbaland Dowlad goboleedka Soomaaliyeed ee Jubbaland ayaa waxa ay sheegtay in ay dhankooda u soo goosteen ciidan ka tirsan dowladda federaalka Soomaaliya oo dhawaan la geeyay qeybo ka mid ah gobalka…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Madasha Xisbiyada Qaran oo War Ka Soo Saaray Xaaladaha Gobalka Gedo Madasha xisbiyada qaran ee dalka ayaa maanta war ka soo saaray xaaladda aan cagaha badan ku taagneen ee gobalka Gedo, waxaana ayna baaq arrintaa ku wajahan u direen Madaxweynaha dowladd…
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Nugaal: Maxkamad Xukun Ku Ridday Rag Kufsi Lagu Eedeeyey Maxkamadda darajada koowaad ee gobalka Nugaal ee dowlad gobaleedka Puntland ayaa maanta oo sabti ah u fariisatay mar kale eedo la xariira kufsi loo geystay haweeney xaas aheyd iyo gabar…