Dad Ku Geeriyooday Dabeylo Ka Dhacay Xeebaha Muqdisho Sheeko:Arrimaha Amniga Dabeylo maalmahaan laga dareemay xeebaha gobalka Banaadir ayaa waxaa soo baxayo khasaaro ka soo gaaray kaluumaysada Soomaaliyeed ka jilaabta xeebaha gobalka. Inta la xaqiijiyey ilaa Lix ruux oo Kaluumeysato ah… 2 daqiiqo
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caafimaadka Hirshabeelle: 12 Qof Oo U Geeriyootay Cudurka Shuban Biyoodka Wararka aan ka helayno gobolka Hiiraan gaar degmada Jalalaqsi ee gobalkaasi ayaa waxa ay sheegayaan in 24-kii saac ee la soo dhaafay ay halkaasi ku geeriyoodeen 12 qof oo uu…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dab Xooggan Oo Ka Kacay Duleedka Magaalada Laascaanood Warar aan ka helnay gobalka Sool ayaa waxa ay sheegayaan in Dooxo ku taal duleedka magaalada Laascaanood uu qabsaday dab xooggan oo la soo warinayo in aan wali lagu guuleysan…
4 daqiiqo Sheeko:Dalka Waraysigii Madaxweynaha “Nin Kaligiis Garramay” Waxaan si deggan u daawaday waraysigii madaxweyne Farmaajo uu Adis Ababa ku siiyey TV-ga Universal, qiimayntayda kuma arkin xog muhiim ah oo ku dhexjirta waraysigaas oo uu wax ka faa’idi…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Xiriirka Kubbadda Cagta Soomaaliya Ayaa Qalab Isboorti U Qaybiyay Kooxaha Ka Qeyb Galaya Horyaalka Koonfur Galbeed 2020 Xiriirka Kubbadda cagta Soomaliya ayaa qalab isboorti oo kala duwan u qaybiyay ilaa koox oo ka mid ah kuwa sanadkan ka qeyb galaya horyaalka kubbadda cagta Koonfur Galbeed oo markii…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Faahfaahino Ka Soo Baxaya Taliye Lagu Dhaawacay Boosaaso Warar kala duwan ayaa laga helayaa weerar Jimicihii magaalada Boosaaso loogu geystay Korneyl Cumar warsame Ciise oo ka tirsan taliyayaasha dowlad gobeeleedka Puntland, waxaana la soo warinayaa in taliyaha uu…
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Galmudug: Xaaladda Magaalada Dhuusamareeb Oo Maanta Degan Sida uu soo sheegayo wariyaha Goobjoog News ee gobalka Galgaduud waxaa xaalad deganaansho ah laga dareemayaa magaalada Dhuusamareeb ee caasimadda Galmudug oo maalin ka hor ay soo gaareen dad ka…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Faah Faahin: Dilal Ka Dhacay Magaalada Jowhar Wararka aan saakay ka helayno magaalada Jowhar ee xarunta dowlad goboleedka Hirshabeelle ayaa waxa ay ku waramayaan in xalay ilaa iyo habeen hore siyaabooyin kala duwan magaaladaasi loogu dilay dhalinyaro…
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Wasiir Beyle oo Sharaxay Waddada Loo Marayo Deyn Cafinta Soomaaliya Wasiirka Maaliyadda ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Cabdiraxmaan Ducaale Beyle ayaa sharaxay waddada loo marayo in ugu dambeyn Soomaaliya laga cafiyo deymaha iyo cidda deymaha ku leh. Wasiir Beyle oo u…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Madaxweyne Deni Oo Boosaaso Kula Kulmay Taliyaha AFRICOM Madaxweynaha dowlad goboleedka Soomaaliyeed ee Puntland Saciid Cabdulaahi Deni iyo taliyaha ciidanka Mareykanka ee AFRICOM Gen. Stephen J.Townsend ayaa maanta waxa ay ku kulmeen magaalada Boosaaso ee xarunta gobalka Bari.…