Kenya oo Ka Hadashay Sida Ay Ugu Jawaabeyso Soomaaliya Sheeko:Arrimaha Amniga Dowladda Kenya ayaa ku tilmaantay “Arrin aan loo meeldayin” go’aanka Soomaaliya ay ku ceyrisay Safiirkeeda, una yeeratay midkeeda taasi oo bilow kale u ah dhibaato diblomaasi oo horleh oo labada… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Hawlgal Ay Xoogga Dalka Ka Fuliyeen Shabeellada Hoose oo Lagu Dilay Saraakiil Al-shabaab ah Ciidamada Kumaandooska xoogga dalka oo howlgallada ka wada gobolka Shabeellada hoose ayaa sheegay in howlgal ay fuliyeen ay ku dileen dagaalamayaal ka tirsan Al-shabab, halka ay tiro kale ay ku…
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Akhriso: Faahfaahinta Weerar Ka Dhacay Gobolka Mudug Warar dheeraad ah ayaa laga helayaa dagaal ciidamada xoogga dalka iyo Al-shabaab ku dhexmaray deegaanka Bacaadweyne ee gobolka Mudug. Dagaalka ayaa waxaa la sheegayaa inuu dhaliyey khasaare isugu jiro dhimasho…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Madaxweyne Cali Ciid “Ciyaarooyda Galmudug Guul Ayaan Ka Sugaynaa” Madaxwayne kuxigeenka Maamulka Galmudug mudane Cali Daahir Ciid ayaa kulan kula qaatay xarunta madaxtooyada ciyaartoyda matalaysa Galmudug ee qeybta ka ah tartanka Maamul Goboleedyada Iyo Gobolka Banaadir 2020,waxaana kulankaa ka…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Saciid Qorsheel “Ma Jirto Sabab Uu Xulkeena Ugu Ciyaaro Nairobi Iyo Addis Ababa” Wasiirkii hore ee Wasaaradda Duulista Hawada sidoo kale u soo ciyaaray Xulka Qaranka Soomaaliya Saciid Jaamac Cali (Qoorsheel) ayaa bogaadiyay da’daalada horomarineyd uu wado Wasiirka Ciyaaraha iyo dhallinyarada Soomaaliya mudane…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Gobolka Banaadir oo Dadka Dhaleeceeyey Hadalkii Guddoomiyaha Ku Tilmaamay Kuwa u Shaqeeyo Shisheeye Qoraal baaq ah oo oo kasoo baxay gobolka Banaadir ayaa lagu sheegay in murashaxiinta ay fasiraad qaldan ka bixiyeen qoraalka guddoomiyaha, taasi ay tahay iney u adeegayaan dano shisheeye. Qoraalkan…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Macalin Dilaa Ahaa oo La Dilay Maxkamadda ciidamada qalabka sida ayaa saaka xukun dil ah ku fulisay macalin dilaa ahaa oo ka tirsan Al-shabaab waa Maxamed Xaaji “Ilkacase” iyo rag kale Axmed Maxamed Haashim iyo Saalim…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Cabdi Guuleed Maxamed “Doorashada Dalka waa in ay ku dhacdaa si daahfuran” Wasiir hore , ahaana Wasiirka Gadiidka Cirka iyo dhulka isla markaana ahaa ku simaha iyo sii haya Ra’iisulwasaaraha Dowladdii KMG ee Carte Mudane Cabdi Guuleed Maxamed ayaa sheegay in loo…
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Crisis Group: 40,000 oo Tigrey Ah Ayaa Qaxay, Dil Waa Socdaa, Abiy-na Wada Hadal Ma Ogola Sida ay qortay hey’adda Crisis Group, dhibaato banii’aadnimo oo aad u xun ayaa ka jirta Mekelle, caasimadda gobolka Tigreyga. Dhibaatada ayaa ka dhalatay isku dhaca labo ciidan oo muddo is…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Madaxweyne Shariif oo Baydhabo Kula Kulmay Odeyaasha Dhaqanka Guddoomiyaha midowga musharrixiinta Sheekh Shariif Sheekh Axmed oo todobaadkan booqasho ku jooga magaalada Baydhabo ee xarunta Koonfur Galbeed ayaa kulan la yeeshay odeyaasha dhaqanka. Mudane Shariif oo sidoo kale fadhiga…