Akhriso: Maxaa Looga Hadlayaa Kulanka Maanta Ee Golaha Aqalka Sare Sheeko:Dalka Xildhibaanada golaha aqalka sare oo maalmihii ugu dambeeyay meel marinayay sharciyada qaar ee dalka ayaa maanta kulankooda waxa ay uga hadli doonaan sharciga jaangooynta dalka. Mudanayaasha golaha aqalka sare ayaa… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Dhaqdhaqaaqyo Ciidan Oo Maanta Laga Dareemayo Gobalka Gedo Wararka aan ka helayno gobolka Gedo ayaa ku soo waramaya in saraakiil ka tirsan dowlad goboleedka Jubbaland ay dhaqdhaqaaqyo ciidan ka wadaan degmooyin ka tirsan gobolka Gedo oo dhawaan dowladda…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Puntland oo Ka Hortimid Sharci uu Farmaajo Saxiixay Dowlad gobaleedka Puntland ayaa maanta ka hortimid sharciga Shidaalka dalka oo dhowaan uu saxiixay Madaxweyne Maxamed Cabdulahi Farmaajo. Warsaxaafadeed ka soo baxay dowlad gobaleedka Puntland ayaa lugu sheegay in diyaarinta…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Guddiga Farsamada Xulista Baarlamaanka Koonfur Galbeed oo Sheegay in Hanaankii Hore Wax Ku Soo Xulidoonaan Guddoomiyaha Guddiga farsamada soo xulista Xubnaha Barlaamanka Labaad ee Koofur Galbeed Soomaiya ayaa faah-faahin ka bixiyay waxyaabaha horyaalla iyo qaabka ay u wajahayaan shaqada loo igmaday. Maxamed Keeroow Maxamed, Guddoomiyaha…
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Waalidkii Dhalay Marxuum Caasho oo Ka Hadlay Dilka Kuwii Kufsaday Qoyska marxuumad Caisho Ilyaas Aadan ayaa maanta ka war bixiyey qisaasta lagu fuliyey qaar ka mid ah raggii dhibaatada u geystay marxuumadda oo sanadkii hore lagu dhibaateeyey magaalada Gaalkacyo. Aabe…
3 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga 2020: Ciidanka Xoogga Dalka oo Qiimeyn Caalami Ah Ka Galay Kaalin Hoose Qiimeyn sanadle ah oo ay todobaadkan soo saartay Global Fire Power oo ah madal lagu qiimeeyo awoodda ciidamada dalalka ee tiro, saanad iyo saadba ayaa ciidanka xogga dalka Soomaaliyeed gelisay…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasiirkii Hore Ee Batroolka Oo Goobjoog Uga Waramay Sharciga Shidaalka Ee Madaxweynuhu Saxiixay Madaxa Machadka SIPAM oo ka hadla arrimaha Dowliga horeyna u soo noqday Wasiirkii Batroolka Soomaaliya Maxamed Mukhtaar oo wareysi gaara siiyay Goobjoog News ayaa sheegay in dastuurkii ku meel gaarka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Soomaaliya Iyo Suudaan Oo Kala Saxiixday Heshiis Dhinaca Iskaashiga Ah Dowladaha Soomaaliya iyo Suudaan ayaa Magaalada Khartuum ee caasimadda dalka Suudaan waxa ay ku kala saxiixdeen heshiis ku saabsan iskaashiga labada dowladood. Wasiirka Batroolka iyo macdanta xukuumadda Federaalka Soomaaliya Eng…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Faahfaahino Ka Soo Baxaya Dil Ka Dhacay Magaalada Muqdisho Wararka aan ka helayno degmada Hodan ee gobalka Banaadir ayaa waxa ay sheegayaan in xalay degmadaasi lagu dilay guddomiye Laameed ka tirsanaa maamulka degmadaasi waxaaana ka soo baxaya faahfaahino kala…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Raggii Lagu Helay Kiiskii Caa’isha Ilyaas Oo Qaarkood Maanta La Toogtay Labo ka mid ah xukumanayaashii loo heystay Gabdhii dilka iyo kufsiga loogu geystay magaalaada Gaalkacyo ee gobalka Mudug ayaa saakay lagu toogtay fagaare ku yaalla magaalada Boosaaso ee gobalka Bari.…