Kenya: Janan Oo Laga Dalbaday In Uu Isaga Baxo Dhulka Kenya Sheeko:Arrimaha Amniga Maamulka Magaalada Mandheera ee ismaamulka Kenya ayaa waxa ay wasiirka amniga ee dowlad goboleedka Jubbaland ka dalbadeen in uu isaga baxo dhulka Kenya ay maamusho. Xildhibaanada iyo senetarada laga soo… 2 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Degdeg: Qarax Duleedka Muqdisho Lagula Eegtay Ciidanka Dowladda Wararka aan ka helayno duleedka magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in qarax halkaasi lagu eegtay kolonyo ka tirsan ciidanka xoogga oo wadadaasi marayay, waxaana la soo warinayaa in uu khasaare kala…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Laftagareen Oo Magacaabay Guddiga Soo Xulista Baarlamaanka 2-aad Ee K/Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen madaxweynaha dowlad goboleedka koonfur galbeed Soomaaliya ayaa maanta magacaabay guddi ka shaqeyn doona soo xulista xildhibanada cusub ee maamulkaasi. Guddigan oo ka kooban 10 xubnood ayaa…
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Wasiir Janan: Kenya Wax Aan Derisnimo Ahayn Nagama Dhaxeeyaan Wasiirka amniga dowlad goboleedka Jubbalad Cabdirashiid Xasan Janan oo wareysi gaara siiyay Goobjoog News ayaa sheegay in dowladda Kenya aysan isga waxba kala dhaxeyn marka laga reebo derisnimda sida uu…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Afgooye: Burcad Weerar Sababay Dhimasho U Geysatay Dad Beeraley Ah Wararka ka imaanaya degmada Afgooye ee gobalka Shabeelaha hoose ayaa ku waramaya in koox burcad ah ay xalay weerar ku qaadeen dad beeraleey ah waxa ayna halkaasi ku dileen mid…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Kenya: Al-shabaab oo Gubtay Labo Gaari Dagaal-yahanno ka tirsan kooxda Al-shabaab ayaa la sheegayaa in axaddii ay gubeen labo gaari oo nooca dhismaha ah. Weerarkan aya waxaa uu ka dhacay meel u dhow H Young &…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Gedo: Xaaladda Magaalada Beladxaawo Oo Maanta Degan Wararka aan ka helayo magaalada Beladxaawo ee gobalka Gedo ayaa wax ay sheegayaan in maanta guud ahaan xaaladda magaalada ay degantahay ka dib shaqaaqooyin ay dad ku geeriyoodeen oo ka…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Aqalka Sare Oo Ansixiyay Sharciga Hanti Dhowrka Guud Ee Qaranka Xildhibaanada golaha shacabka ayaa maanta waxa ay ansixiyeen sharciga hanti dhowrka guud ee qaranka ka dib kulan ay ku yeesheen xaruntooda magaalada Muqdisho. Kulankan ay maanta yeesheen aqalka sare ayaa…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Mahad Salaad: Sharciga Batroolka Sooma Marin Habraaca Sharci-Dejinta Mana Waafaqsana Dastuurka Xildhibaan Mahad Maxamed Saalad oo ka mid ah xildhibaanada golaha shacabka ayaa ka dhawaajiyay in sharciga batroolka ee uu saxiixay madaxweynaha uu yahay mid aan soo marin habraaca sharci dajinta…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Brakac Ka Bilawday Degmada Beladxaawo Ee Gobalka Gedo Wararka naga soo gaaraya magaalada Beladxaawo ee gobalka Gedo ayaa ku waramaya in maanta magaaldaaasi uu ka bilawday barakac ay sameynayaan dadka deegaanka. Wariyaha Goobjoog News ee gobalka ayaa soo…