Madaxweynaha Oo Saxiixay Sharciga Batroolka Sheeko:Dalka Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa saxiixay sharciga Batroolka dalka kaas oo ay horay u soo ansixiyeen golaha aqalka sare ee baarlamaanka Soomaaliya. Madaxweyne Farmaajo ayaa sharcigaan in uu saxiixo waxa… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dowladaha Soomaaliya Iyo Rwanda Oo Heshiis Kala Saxiixday Dowladaha Soomaaliya iyo Rwanda ayaa kala saxiixday heshiis dhinaca duulimaadyada kaas oo sare u qaadaya hormarka labada dhinac, waxaana heshiiskaan uu xoojin doona ganacsiga labada dowladood. Heshiiskan ay kala saxiixdeen…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Deni Oo Ka Hadlay Arrimo Badan Oo Ay Ku Jiraan Federaalka Iyo Shir Wadatashi Madaxweynaha dowlad gobaleedka Soomaaliyeed ee Puntland Siciid Cabdulaahi Deni oo shir jaraa’id warbaahinta ugu qabtay Madaxtooyada magaalada Bosaso ee gobalka Bari , ayaa dhinacyo badan uga hadlay shirkiisa jaraaid. Madaxweynaha…
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Wasiir Janan Oo Ka Hadlay Qaabkii Uu Kaga Soo Baxsaday Dowladda Cabdirashiid Xasan Cabdinuur Janan wasiirka Amniga maamulka Jubbaland ayaa markii ugu horeysay ka hadlay sidii uu uga baxsaday xabsigii ay ku haysay dowladda federaalka Soomaaliya oo uu ka baxsaday 28-kii…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Dad Ku Sumoobay Hilib Ay Cuneen Gobalka Gedo Koofurta Soomaaliya Wararka laga helayo gobalka Gedo ee dowlad gobaleedka Jubbaland ee Koonfurta Soomaaliya ayaa sheegaya in dhowr qof ay geeriyoodeen, kadib markii ay ku waxyeeloobeen Hilib sumeysan oo ay cuneen. Dadka…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Ahlusunna oo War Cusub ka Soo Saartay Galmudug Madaxweynaha dowlad gobaleedka Galmudug garabka Ahlusunna Weljamaaca Sheekh Maxamed Shaakir Cali Xasan ayaa war cusub ka soo saaray goorta uu soo dhisi doono golihiisa wasiiirada cusub ee Galmudug. War-saxaafadeed maanta…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Caalim: Wey Adagtahay Soomaaliya In Ay Ka Dhacdo Doorasho Qof Iyo Cod Ah Aqoonyahan Maxamed Axmed Caalim oo wareysi siinayay Goobjoog News ayaa sheegay in sanadka 2020-201 aysan dalka ka dhici Karin doorasho qof iyo cod ah isaga oo tilmaamay in madaxda dalka…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Weriye Soomane oo Dammaanad Lagu sii Daayey Ururka Suxufiyiinta Puntland ee Map ayaa dammaanad ku soo dayay Wariye Cumar somane oo ay xalay xireen ciidamada booliiska ee Magaalada Garoowe. Boolisku waxay sheegeen in loo xiray warar uu…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Mareykanka oo Ku Baaqay Dib u Heshiisin iyo Iney Wada Hadlaan DF iyo Dowlad Goboleedyada Qoraal arbacadii ka soo baxay xafiiska hawlgalka Mareykanka ee Soomaaliya ayaa lagu sheegay in Mareykanka ay mar walbo ay ahmiyad gaar ah siinayaan in DF iyo dowlad goboleedyada kala shaqeeyaan…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Degdeg: Qarax Ka Dhacay Muqdisho Warar kala duwan ayaa ka soo baxaya qarax goor dhow ka dhacay degmada Hodan ee gobalka Banaadir. Qaraxan oo ahaa mid lagu soo xiray gaari uu lahaa xildhibaan ka tirsan…