Dhallinyaro Ku Nool Wadanka UK Ayaa Degmooyinka Yaaqshiid Iyo Hiliwaa Ka Aasay Aasay Labo Koox Oo Kubbadda Cagta Ah Sheeko:Wararka Cayaaraha Dhallinyaro Soomaaliyeed oo ku nool Wadanka UK ayaa Degmooyinka Yaaqshiid iyo Hiliwaa ka aasay aasay labo koox oo kubbadda cagta ah,iyagoo ugu tala galay in ay dhallinyarada ay ka taageeraan… 2 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Ciidama Booliska Garoowe oo Caawa Xabsiga Dhigay Wariye Soomane Ciidamada Booliska magaalada Garowe ee Dowlad gobaleedka Puntland ayaa caawa xabsiga dhigay wariye Cumar Maxamed Soomane, oo ahaa warihii gaarka ahaa Madaxtooyada Puntland. Lamaaha ammaanka ayaana wariyaha ku eedeeyey inuu…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Somaliland oo War Ka Soo Saartay Kaganacsiga Gaadiidka Dabdamiska Soomaaliland ayaa maanta ganacsatada ku nool deegaannadaas u dirtay digniin ku aadan in wax gaadiid Dabdamis ah aysan ka soo dajin Karin Soomaalilan. Waxsaxaafadeed ka soo baxay wasaaradda gaadiidka iyo…
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Maxay Ka Wada Hadleen Beyle iyo Safiirka Ruushka? Wasiirka wasaaradda maaliyadda xukuumadda federaalka Sooomaaliya Dr. Cabdi raxmaan Ducaale Beyle ayaa maanta wadanka Jabuuti kula kulmay safiirka dowladda Ruushka u qaabilsan Soomaaliya H.E. Mikhail Golovanov. Wasiirka kulanka uu la…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasaaradda Waxbarashada Dalka iyo Dowlad Goboleedyada oo Kawada Hadlay imtixaanka Qaran Wasaaradda Waxbarashada Hiddaha iyo Tacliinta Sare ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya iyo Wasaaraddaha dowlad Gobaleedyada iyo Gobalka Banaadir ayaa maanta magaalada Muqdisho ku soo gaba gabeeyay shir ku saabsan imtixaanka Qaranka…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasaaradda Caafimaadka Soomaaliya oo Markale Digniin u Dirtay Isbitaalka Yerdimeri Wasaaradda caafimaadka iyo daryeelka bulshada xukuumadda federaalka Soomaaliya ayaa maanta markale ku ceeliisay in maamulka Isbitaalka Yardimeri laga rabo in sida ugu dhaqasiyaha badan ay ku soo cadeeyaan shaqada ay…
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga DF Oo Walaac Ka Muujisay Faragalinta Kenya Ee Gudaha Soomaaliya Warsaxaafadeed ay soo saartay dowladda federaalka ayey ku sheegaty in ay si aad ah uga xuntahay faragalinta siyaasadeed ee dowladda Kenya ku hayso gudaha Soomaaliya, waxa ayna ka dhawaajisay in…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dibadbaxyo Maanta Ka Dhacay Magaalada Kismaayo Wararka naga soo gaaraya magaalada kismaayo ee xarunta gobalka Jubbada hoose ayaa waxa ay sheegayaan in maanta magaaladaasi ay ka dhaceen banaanbaxyo looga soo horjeedo dagaal beeleedka ka socda duleedka…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga DF Oo Ciidamo Geysay Gobalka Gedo Iyo Wararkii Ugu Dambeeyay Dowladda federaalka Soomaaliya ayaa 24-kii saac ugu dambeeyay waxa ay gaadiid iyo ciidamo ka dajinaysay degmooyinka Luuq, dooloow iyo Beladxaawo oo dhamaantood ka tirsan gobalka Gedo. Ciidankan ay dowladdu ku…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Uganda: Hoggaamiye Al-shabaab Ah oo Xabsiga Ka Baxsaday Sida ay qortay “The Daily Monitor” ee dalka Uganda, Cabdi Qaadir Maxamed Maxamuud Sandir oo horay loogu tuhunsanaa ka mid ahaanshiyaha Al-shabaab ayaa la sheegayaa inuu ka baxsaday xabsi ku…