Jubbaland Oo Lagu Eedeeyay Hurin Colaadeed Sheeko:Dalka Eng Mamaxed Salaad oo mar soo noqday xildhibaan ka tirsan dowlad goboleedka Jubbaland islamarkaana la hadlay Goobjoog News kana hadlayay dagaal beeleedka ka socda duleedka magaalaad Kismaayo ayaa sheegay in… 2 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Mareykanka Oo Faahfaahiyay Duqeyn Uu Ka Geystay Jubbada Hoose Qoraal ka soo baxay taliska AFRICOM ayaa lagu sheegay in Mareykanka oo kaashanaya dowladda federaalka Soomaaliya uu duqeyn dhinaca cirka ah ka geytay gobalka Jubbada hoose. Duqeynta oo la sheegay…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Toogasho Ka Dhacday Magaalada Bosaso Ee Puntland Wararka kala duwan ayaa ka soo baxaya toogasho maanta ka dhacday gudaha magaalada Bosaso ee gobalka Bari ee , waxaana ku dhimasho iyo dhaawac ay ka soo gaartay ciidamada ammaanka…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Dil ka Dhacay Magaalada Muqdisho. Kooxo ku hubeysnaa Baslootado ayaa goor dhow nin ganacsada ah ku dilay degmada Dharkenley ee gobalka Banaadir. Dilka ayaa ka dhacay halka loo yaqaano Suuq Boocle, waxaana la sheegay in…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Ahlusunna Oo Shaaca Ka Qaaday in Aysan Aqoonsaneyn Doorashii Madaxweyne Qoor Qoor Sheekh Maxamed Shaakir Cali Xasan, ahna Madaxweynaha Galmudug garabka Ahlusunna ayaa sheegay in aysan aqoonsaneyn doorashadii madaxweynaha Galmudug loogu doortay Cabdi kariin Cali Kaariye Qoor Qoor iyo ku xigeenkiisa Cali…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Madaxweynihii Hore Ee Dalka Kenya Oo Geeriyooday Madaxweynihii hore ee wadanka Kenya Daniel Arab Mio ayaa maanta ku geeriyooday Isbitaal ku yaalla magaalada Nairobi ee caasimadda dalka Kenya, halkaas oo mudooyinkii ugu danbeeyey lagu baxnaaninayey xaaladiisa caafimaad.…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga DF Oo Dalbatay Waaran Caalami Ah Oo Lagu Soo Xirayo Wasiir Janan Qoraal ka soo baxay booliska Soomaaliya ayaa booliska addunka waxaa looga dalbaday waaran caalami ah kaas oo lagu soo xirayo wasiirka amniga Jubbaland Cabdirashiid xasan Janan oo maanta gaaray magaalada…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Kismaayo: Dhaawacyo La Soo Gaarsiiyay Muqdisho Wararka aan ka helayno dagaal beeleedka ka socda duleedka magaalada kismaayo ayaa waxa ay sheegayaan in maanta qaar ka mid ah dadkii ku soo dhaawacmay dagaalkaasi la soo gaarsiiyay magaalada…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Odowaa: Ma Jirto Sabab Aan Midkood Ugu Hambalyeeyo Xildhibaan Cabdiraxmaan Maxamed Xuseen Odowaa oo ka mid ahaa murashaxiintii u taagnayd qabashada xilka madaxweyne ee Galmudug balse iska diiday in uu ka qeybgalo ayaa ka dhawaajiyay in aysan jirin…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Guddoomiye Cabdiqani Saciid Carab “Waxaan Qaadanaynaa Macallimiin Cusub” Sanadkii dhamaay 2019 waxaa is badalay weyn laga dareemay natiijooyinka Xulka Qaranka Soomaaliya ee ka qeyb galay is reeb reebka Koobka Addunka iyo Tartaankii Qaramada Bariga iyo Bartamaha Africa 2019…