Muqdisho: Qaraxii 2-aad oo Dhacay 12 Saac Gudaheed, Akhriso Khasaaraha Sheeko:Arrimaha Amniga Caasimadda Muqdisho waxaa 12-kii saac ee lasoo dhaafay ka dhacay labo qarax xilli dalka uu ku jiro xaalad doorasho. Saaka, qarax ka dhacay Xamarweyne, waxay wararku sheegayaan iney ku dhaawacmeen… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Wasaaradda Cayaaraha Oo shaacisay Xilliga Uu Bilaabanayo Tartanka Maamul Goboleedyada Iyo Gobolka Banaadir Qoraal ka soo baxay Wasaaradda Ciyaaraha iyo dhallinyarada Soomaaliya ayaa loo diray dhamaan Maamul Goboleedyada iyo Gobolka Banaadir ee ka qeyb galaya tartanka Maamul Goboleedyada 2020,waxaan qoraalka lagu sheegay in…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Cumar Finish: Anigu Hawiye Ma ahi Miyaa, Duurka Miyaan Ka imid? Guddoomiyaha gobolka Banaadir Cumar Finish ayaa maanta u hanjabay mucaaradka dowladda isaga oo sheegay in Hawiyennimo aan lagu handadi karin ” Maanta in lagula handado Hawiye ayaan nahay qori ayaan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dowladda Faransiiska oo Soomaaliya Ka Cafisay 306 Milyan oo Dollar Wasiirka wasaaradda Maaliyadda Soomaaliya Cabdiraxmaan Ducaale Beyle ayaa sheegay in wadanka France oo kamid wadamada lacaha badan ee deymaha ah ku leh Soomaaliya uu ka cafiyey lacag gaareyso 36 Milyan.…
6 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Warmurtiyeedka Shirka Murashaxiinta: Hala kala diro Guddiyada Doorashooyinka, Gedo loo Daayo Jubbaland Waxaa goordhow magaalada Muqdisho lagu soo saaray war murtiyeedka shiraka Shirka wadatashiga murashaxiinta madaxtinnimada Dowladda Federaalka ah. Waxaa uu u qornaa sidan: Shirka wadatashiga murashaxiinta madaxtinnimada Dowladda Federaalka ah oo…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Somaliland oo Xukun Dil ah Ku Fulisay Lix Eedeysane Somaliland ayaa maanta oo Khamiis ah waxaa ay toogasho ku fulisay lix nin, kuwaas oo horay maxkamadaha Somaliland ay dil ugu xukumeen , kadib markii lagu eedeeyey dilal ay horay…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Ra’iisalwasaarehii Hore Ee Sudan Al Mahdi Oo Geeriyooday Ra’iisul wasaarihii hore ee Suudaan Saadiq Al Mahdi ayaa ku geeriyooday Imaaraadka Carabta, kadib markii Covid-19 loo dhigay Isbitaal ku yaalla wadankaasi, sida ay sheegeen qoyskiisa iyo xisbigii isagu uu…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Burcad South African ah Oo La Qabtay, Xilli ay Dhac u Gaysanayeen Ganacsato Soomaaliyeed Waxaa gabi ahaanba gacanta lagu dhigay Burcad South African ah oo ku guda jiray dhac ay u gaysanayeen Dukaamo ay Soomaali iyo Itoobiyaan leeyihiin oo ku yaalla Magaalada Swellendam oo…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Akhriso: Faahfaahinta Qarax Ka Dhacay Duleedka Muqdisho Waxaa warar dheeraad ah laga helayaa qarax maanta ciidamo la sheegay in ay ka tirsanaayeen dowladda, gaar ahaan Booliiska lagula beegsaday duleedka magaalada caasimadda ah ee Muqdisho, waxaana jiro khasaare.…
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Guddoomiye Senator Abshir: Farmaajo Laguma Aamini karo Nidaamka Doorasho ee Dalka Guddoomiyaha 1-aad ee aqalka sare Senator Abshir Maxamed Axmed oo shalay ka qeyb galay shirka ay Muqdisho ku leeyihiin murashaxiinta madaxtinnimada Soomaaliya ayaa sheegay in Farmaajo iyo kooxdiisa aan lagu…