Hirshabelle iyo Hey’adaha Samafalka oo Kawada Hadalay Shuban Biyood Ka Dilaacay Hiiraan Sheeko:Wararka Caafimaadka Hey’adaha samafalka iyo dowladgobaleedka Hirshabeelle ayaa kulan deg deg ah maanta ku yeeshay magaalada Balaweyne ee gobalka Hiiraan, kulanka ayaa u jeedkiisu ahaa sidii wax looga qaban lahaa cudurka shuban… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ahlu Sunna Oo Soo Dhistay Baarlamaan Cusub Wararka naga soo gaaraya magaalada Dhuusamareeb ee caasimada Galmudug, ayaa ku waramaya in maanta ururka Ahlu sunna ay magaaladaasi kaga dhawaaqeen xildhibaano cusub oo Galmudug ay yeelan doonto. Xildhibaanadaan oo…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Janan oo Jeelka Ka Baxsaday, Jaantana Rogay Cabdirashiid Janan oo ahaa wasiirkii amniga Jubbaland ayey booliiska Soomaaliyeed sheegeen inuu ka baxsaday xabsiga. Taliye ku-xigeenka booliiska Soomaaliya Zakia Xuseen ayaa barteeda Twitterka soo dhigtay sida uu u baxsaday…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka, War Sheekh Shariikh oo Ka Digay In Doorashada 2020 Codeeyaan Dad Aan La Aqoon Shariif Sheekh Axmed Madaxweynihii hore ee dalka ahna guddoomiyaha madasha xisbiyada qaran ayaa baaq u diray madaxda dowladda federaalka ah ee Soomaaliya, isaga oo ka hadlay doorashada 2020. Madaxweyne Shariif…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Hey’adaha Xuquuqul Insaanka oo xaqiijiyey Furnaanshiyaha Xabsiga Godka Jilacow Qaar ka tirsan hey’adaha xuquuqul insaanka ee ka hawl gala magaalada Muqdisho ayaa Goobjoog New u xaqiijiyey inuu weli furan yahay xabsiga godka Jilacow, dadkana lagu xiro. “Waan tagnay xabsiga…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Ku Xigeenka Puntland Oo Magacaabis Sameeyay Axmed Cilmi Cismaan Karaash madaxweyne ku xigeenka dowlad goboleedka Puntland ayaa sameeyay magacaabis taliye cusub. Wareegto ka soo baxaday Xafiiska madaxweyne ku xigeenka Puntland, ayaa Taliyaha cusub ee booliska gobalka…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Xulka Da’yarta Oo Bilaaway Tababarka 2020 Waxaada dhallinyarada Xiriirka Kubbadda cagta dalka ayaa dib u bilaaway qorshaha horomarinta iyo diyaar garowka tartamada 2020 waxaana maal mama Khamiista iyo Jimcaha ay dhallinyarada Xulka ay tababaro kala gedisan ku…
3 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Wax Badan Ka Ogow Socdaalkii Kooxda Somali Stars Ee Soomaaliya 2019 Wafdi ka koobnaa macallimiin,ciyaartooyda oo ka kala socday wadamada Yurub ayaa dalka u yimid ciyaaro saaxiibtinimo iyo is-dhaxgal bulsho sanadii 2019 waxayna badankooda u aheyd kolkii kowaad ay caga imaadaan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Mareykanka Oo Duqeyn Ka Geystay Jubbada Dhexe Taliska Mareykanka ee ka howlgala Africa ee loo yaqaan AFRICOM, ayaa waxa ay sheegeen in duqeyn diyaaradeed ay ka geysteen gobalka Jubbada dhexe halkaasi oo ay ku bartilmaameedsadeen dhaq dhaqaaqa…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Faah Faahin: Khasaaraha Dab Ka Kacay Magaalada Burco Wararka naga soo gaarayo magaalada Burco ee gobalka Togdheer ayaa sheegaya in habeenimadii xalay uu ka kacay dab Khasaaro kala duwan geystay oo dhimasho iyo dhaawacba leh. Dabka ayaa ka…