Soomaaliya oo Ka Gudubtay Wejiga 4-aad ee Deyn cafinta Sheeko:Dalka Hay’adda lacagta adduunka ee marka magaceeda la soo gaabiyo loo yaqaan IMF, ayaa sheegtay in dowladda Federaalka Soomaaliya ay ka gudubtay dib u eegista 2-aad wajigiisa 4-aad ee deyn cafinta… 1 daqiiqo
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga USAID oo Maalgelineysa Mashaariic Lagu Hormarinayo Dhalinyarada Waxaa maanta xarunta Xalane magaalada Muqdisho lagu qabtay kulan u jeedkiisu ahaa soo bandhigidda maalgashiga dhalinyarada Soomaaliyeed, waxaana lacag ku bixisay hey’adda USAID. Kulanka ayaa waxaana ka soo qeyb galay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka, War Djibouti: Shirka Waxbarashada Afrika oo Furmaya Waxaa lagu wadaa inuu wadanka Jabuuti uu ka furmo shirweynaha waxbarashada qaarada Afrika, oo sanadkaan uu marti galinaayo Madaxweyne Cismaaciil Cumar Geele. Shirka ayaa waxaa ka qeyb galaya wada badan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Odayaasha Dhaqanka Oo Bayaan Ka Soo Saaray Doorashada Galmudug Waxaa bayaan ay uga hadlayaan doorashada maamulka Galmudug maanta soo saaray odayaasha dhaqanka maamulkaasi iyaga oo dalbaday in doorashada ay waqtigeeda ku dhacdo, xilli laga cabsi qabo in uu dib…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caafimaadka Baladweyn: 16 Qof oo u Geeriyootay Shuban Biyood Magaalada Baladweyn ee gobalka Hiiraan iyo tuulooyinka hoos yimaada ayaa waxaa faro ba’an ku haya xanuunka shuban biyoodka, kaas oo ka dilaacay maalinimadii Jimcada. Tan iyo markii xanuunka uu dilaacay…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Dayactirka Istaadiyo Muqdisho Oo Gebagebo Ku Dhow Waxaa meel wanaagsan maraya dayactirka & dhismaha Garoonka Ciyaaraha ee Istaadiyo Muqdisho,Garoonkan oo ah midka ugu wayn dalkeena ayaa waxaa haatan u harsan waxyaabo yar yar oo ah dhameystirka dhismaha.…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Farmaajo oo Salka Dhigi La’ Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa 15 maalin gudaheed waxaa uu markii 2-aad safar ku tagayaa dalka Eritrea. Arrintan ayaa la dambeysay kadib markii uu shir isugu wacay ra’isul wasaaraha…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Guddiga Doorashada Galmudug Oo Maanta Soo Gabagabeynaya Isdiiwaangalinta Murrashaxiinta Guddiga doorashada madaxweynaha iyo madaxweyne ku xigeenka maamulka Galmudug, ayaa sheegay in maanta ay ku ektahay isdiiwaangalinta murrashaxiinta u taagan qabashada xilka ugu sareeya maamulkaasi. Ilaa iyo haatan waxaa isdiiwaangalisay…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Faah Faahin: Nabadoon Lagu Dilay Magaalada Muqdisho Wararka aan ka helayno degmada Deyniile ee gobalka Banaadir, ayaa waxa ay sheegayaan in xalay degmadaasi lagu dilay mid ka mid ah nabadoonada ugu caansan degmadaasi, sida ay xaqiijiyeen dadka…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caafimaadka Akhriso: Wararkii Ugu Dambeeyey Shuban Biyood Ka Dilaacay Baladweyn. Waxaa isa soo taraayo saameyta xanuunka Shuban Biyoodka ee ka dilaacay magaalada Baladweyne ee gobalka Hiiraan iyo tuutooyinka hoosyimaada. Xanuunka ayaa ilaa hadda waxaa u geeriyooday 3 ruux kuwaas oo…