Sarkaal Sare Oo Ajinabi Ah Kaasoo Ka Tirsanaa Xarrakada Alshabaab Oo Isku Dhiibay Dowladda Soomaaliya. Sheeko:Arrimaha Amniga Mid ka mid ah dagaalyahannada ajaanibta ah ee ka dhinac dagaallami jiray Xarrakada Alshabaab ayaa sheegay inuu ka baxsaday Xarrakada islamarkaana uu hadda ku sugan yahay magaalada Muqdisho isagoo isku… 2 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Akhriso: Shuruudaha Lagu Xiray Murashaxiinta Madaxtinnimada Galmudug. Guddiga doorashada Madaxweynaha iyo Madaxweyne ku-xigeenka dowlad goboleedka Galmudug ayaa goordhow shaaciyey shuruudaha laga rabo Murashixiinta u taagan qabashada xilka madaxweynaha iyo ku-xigeenkiisa. Qoraalka ka soo baxay xafiiska guddoomiyaha guddiga…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ahlu Sunna oo Qaadacday Doorashada Galmudug. Ahlu-sunna Waljamaaca ayaa maanta ka soo horjeetay gabi ahaan doorashada dhismaha lagu dhameystiraayo dowlad gobaleedka Galmudug, iyada oo dowladda federaalka ah ku eedeeyey jabinta heshiiskii labada djinac ay wada gaareen…
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Booliiska oo Helay Gabar Muddo Maqneyd. Taliska ciidanka Booliska Soomaaliyeed ayaa maanta sheegay in gacanta lagu soo dhigay Amaal Nuur Cismaan oo ka maqneed qoyskeeda in muddo ah gudaha magaalada caasimada ah ee Muqdisho. Taliyaha ciidanka…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidanka Kenya oo Burburiyey Xarun Isgaarsiineed ay Leedahay Shirkadda Hormuud. Iyada oo ay weli sii socoto burburinta Ciidanka Kenya ay ku hayaan xarumaha Shirkadaha isgaarsiinta Soomaaliya ee gobollada Jubbooyinka & Gedo ayey ciidamada Kenya waxay mar labaad bur buriyeen xarun…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Jadwalka Doorashada Madaxweynaha Galmudug oo La soo Saarey Guddiga doorashada madaxweynaha iyo ku-xigeenkiisa dowlad gobaleedka Galmudug ayaa maanta soo saaray jadwalka doorashada Madaxweynaha iyo ku-xigeenkiisa oo lagu wado in dhowaan lagu qabto magaalada Dhuusamareeb. Warqad qoraal ah oo…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Taliska Mareykanka Ee Africa Oo Ka Hadlay Weerar Dhanka Cirka Ah Oo Laga Fuliyey Soomaaliya. Taliska Mareykanka ee Africa “AFRICOM” oo ka taageeraya ciidamada AMISOM iyo kuwa Soomaaliya dagaalka ka dhanka ah Xarrakada Alshabaab ayaa weerar dhanka cirka ah ku qaaday Alshabaab meel u dhaw…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Dhaawaca Injineeradii Turkiga oo La Qaaday Garoonka diyaaradaha ee Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho ayaa saakay laga duuliyey dhaawacyada Injineero u dhalatay wadanka Turkiga, kuwaas oo ku dhaawacmay qarax 18-ka bishan lagula eegtay degmada Afgooye ee…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Turkiga Oo Baaraya Saliidda Ku Jirta Biyaha Soomaaliya Madaxweynaha dalka Turkiga Tayyip Erdogan ayaa sheegay in Soomaaliya ay ku casuuntay Turkiga sahan loogu sameeyo saliidda ku jirta badaha Soomaaliya kaddib markii ay Ankara heshiis la saxiixatay Libya sannadkii…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Golaha Aqalka Sare Oo Ansixiyey Xaqsiinta Ciidamada Howlgabka ah Golaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka federaalka ah ee Soomaaliya ayaa maanta ansixiyay Akhrinta 3aad ee Hindise-sharciyeedka Howlgabnimada, Xaqsiinta iyo Hibooyinka Xubnaha Ciidamada Qalabka sida ee dalka. Kulankii oo ahaa mid…