Madaxweyne Biixi oo Magacaabis Sameeyey Sheeko:Dalka Madaxweynaha Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi waxaa uu wareegtooyin madaxweyne oo summadahoodu kala yihiin JSL/XM/XKQ/222/1-443/012020 iyo JSL/XM/WM/222-444/012020, uu Xilka qaadis iyo Magacaabid ku sameeyey xubno ka mida xukuumadda. Waxaanay u… 2 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Axmed Madoobe “DFS Lugaha Ugama Hayno Qabiil Ahaan Iyo Dowlad Ahaan” Madaxweynaha dowlad goboleedka Jubbaland, Axmed Maxamed Islaam Madoobe ayaa sheegay in dowladda federaalka Soomaaliya ay ka diidday wadahadal ay la gasho maamulkiisa. Wuxuu tilmaamay in dedaal badan ku bixiyeen sidii…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Waa Sidee Xaaladda Magaalada Marka? Waxaa deganaansho laga dareemayaa magaalada Marka ee gobolka Shabellaha Hoose, halkaasi oo xalay uu ka dhacay dagaal ku bilowday qaraxyo loo adeegsaday gaadiid. Ururka Al-shabaab ayaa werar lama filaan ah…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Xogga Dalka: Waxaan Dilnay 12 Ka Mid Ah Al-shabaab Taliska Ciidanka xoogga dalka ayaa faah afahin ka bixiyey howlgaladii ay dhawanahan Ciidamada Dowladda Federaalka Soomaaliya ka fuliyeen deegaanno iyo degmooyin ka tirsan Gobolka Jubbada Hoose. Taliyaha Ururka 5-aad, guutada…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Guddiga Doorayada Madaxweynaha Galmudug Baarlamaanka cusub ee dowlad gobaleedka Galmudug oo yeeshay kulankoodii labaad kala fadhigii kowaad oo ka qabsoomay xarunta Baarlamaanka dowlad gobaleedka ee Shiirkole ee magaalada Dhuusamareeb,waxaana shir goddoominaayey guddoomiyaha golaha wakiilada…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka 3 Caruur oo Shuban Biyood Ugu Geeriyoodey Duleedka Muqdisho Inta la xaqiijiyey ilaa 3 caruur ah ayaa shuban biyood ugu geeriyootey halka 7 kale isbitaallada la dhigay duleedka magaalada Muqdisho. Kaamka Maandeeq oo ku yaallo KM13 ee galbeedka Muqdisho…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Magafeyaal Soomaali Ah oo Lagu Maxkamadeynayo Kenya Labo Soomaali ah oo dadka tahriibiya ayaa lagu maxkamadeynayaa dalka Kenya iyaga oo loo heysto in gabar ka wadeen xerada Hagadheera ee Gaarisa isla markaana ay geeyeen dalka Libya. Cabdikadir…
1 daqiiqo Sheeko:War Waaxda waxbrashada Gobolka oo yeelatay Agaasime Cusub Musaasabad ka dhacday xarunta Gobolka Benaadir ayaa waxaa xilalka kula kala wareegay agaasimaha cusub ee waaxada waxbarashada Gobolka Benaadir Cabdiraxmaan Cumar Sheikh Nur isagoo kala wareegay asaagimihii ka horreeyay Cabdinaasir…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Ciidanka DFS Iyo Kuwa Jubbaland Oo Al-shabaab Ka Qabsaday Deegaanno Ka Tirsan J/hoose Ciidamada dowladda federaalka Soomaaliya iyo kuwa Jubbaland ayaa howlgal ay ka sameeyeen deegaanno ka tirsan gobolka Jubbada Hoose, waxay kula wareegeen deegaanno markii hore Al-shabaab maamuli jireen. Sida ay sheegeen…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maareeye Cusub Oo Loo Magacaabay Dekadda Boosaaso Madaxweynaha dowlad goboleedka Puntland, Saciid C/laahi Dani ayaa maareeye cusub waxa uu u magacaabay dekadda magaalada Boosaaso ee gobolka Bari. Wareegtada magacaabista ayaa sidan u qoran: Madaxweynaha Dowlad goboleedka Puntland…