Akhriso: 25 Qof oo 6 Turki Tahay oo Waxyeelo Kasoo Gaartay Qarax Sheeko:Arrimaha Amniga Ugu yaraan 3 qof ayaa ku dhimatay halka 20 kale ay ku dhaawacmeen qarax waxyar kahor ka dhacay jidka Afgooye ee galbeedka Muqdisho. Dadka dhaawacyada ah waxaa ku jira 6… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Murashaxiinta Odowaa, Guutaale iyo Weheliye oo Dalbaday 21 Maalin oo Olole Ah Murashaxiinta madaxtinnimada Galmudug ee kala ah: Cabdiraxmaan Odowaa, Kamaal Guuaate iyo Cabdullahi Weheliye oo maanta soo saaray baaq ayaa ku dalbaday in la siiyo saddex todobaad oo olole ah. Saddexdan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Puntland: Qoysas Ku Sumoobay Caano Ay Cabeen Wararka ka imaanaya magaalada Qardho ee gobolka Bari ayaa waxay sheegayaan in Labo qoys ay ku sumoobeen caano ay cabeen, kuwaasi oo haatan lagu dabiibayo isbitaal ku yaalla magaaladaasi. Illaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dani Oo Sheegay In DFS Ay Waddo Iska Horkeenista Shacabka Iyo Maamulka Puntland Madaxweynaha dowlad goboleedka Puntland, Saciid C/laahi Dani ayaa sheegay in dowladda dhexe ay marar badan isku dayday iney qalqal siyaasadeed ka dhex abuurto deegaannada Puntland. Dani ayaa isaga oo ku…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Axmed Madoobe “Talo Aan Wadaag Lahayn Waxbo Ma Tareyso” Madaxweynaha dowlad goboleedka Jubbaland, Axmed Maxamed Islaam Madoobe, ayaa isaga oo ku sugan magaalada Boosaaso ee gobolka Bari wuxuu sheegay in muhiim ay tahay wadashaqeyn dhexmarta dowladda dhexe iyo dowlad…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Khasaare Ka Dhashay Bam Lagu Tuuray Guri Ku Yaalla Magaalada Muqdisho Warar dheeraad ah ayaa laga helayaa qarax Bam oo habeenkii xalay ahaa lagu weeraray guri ku yaalla xaafadda Fagax, degmada Yaaqshiid ee magaalada Muqdisho. Gurigan ayaa la sheegay iney ku…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Maxamed Nuur Gacal oo Noqday Guddoomiyaha Baarlamaanka 2-aad ee Galmudug Waxaa hadda dhamaatay tirinta codadka doorashada guddoomiyaha baarlamaanka 2-aad ee Galmudug, waxaana codadka ugu badan helay Maxamed Nuur Gacal. Gacal oo horay uga tirsanaa xafiiska ra’isul wasaare Xasan Kheye ayaa…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Akhriso: Taariikh Nololeedka Murashax Maxamed Nuur Gacal Waxaa hadda xarunta Galmudug ee Dhuusamareeb ka socda tartanka doorashada guddoonka, dadka u tartamaya jagada guddoomiyaha waxaa ka mid ah Maxamed Nuur Gacal Dhalashada: 1966, ayuu ku dhashay Degmada Ceel-dheer…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Akhriso: Taariikh Nololeedka Murashax Cabdinaasir Aadan Cusmaan Waxaa hadda xarunta Galmudug ee Dhuusamareeb ka socda tartanka doorashada guddoonka, dadka u tartamaya jagada guddoomiyaha waxaa ka mid ah Cabdinaasir Aadan Cusmaan. Haddaba, Waa Kuma Cabdinaasir Cusmaan: Akhriso: Taariikh…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Dhuusamareeb: Doorashada Guddoonka Baarlamaanka 2-aad ee Galmudug oo Socota Waxaa goordhow xarunta Galmudug ee Dhuusamareeb ka bilaaban-doona doorashada guddoonka baarlamaanka 2-aad ee maamulka. Guddoonka waxaa u taagan musharaxiinta kala ah Dr. Maxamed Nuur Gacal iyo Cabdinaasir Aadan Cusmaan oo…