Beesha Caalamka oo Cadaadis Ku Bilowday Villa Somalia iyo Dowlad Goboleedyada Sheeko:Arrimaha Amniga Beesha caalamka, gaar ahaan dalalka iyo ururada daneeya arrimaha Soomaaliya ayaa waxaa muuqato in dulqaadkii ka dhammaaday iyaga oo saacadihii tagay qaaday tallaabooyin lagu cadaadinayo dowladda federaalka ah iyo dowladaha… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Madaxweynaha Iran oo 3 Arrin Ka Balanqaaday Dhiggiisa Ukrain Xiriir dhanka telefanka ah ee dhexmaray madaxweynaha Ukrain Volodmyr Zelenky iyo dhiggiisa Iiraan Xasan Ruuxaani ayaa ninka dambe waxaa uu balanqaaday 3 arrin oo muhiim ah. In Iiraan ay Ukrain…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Xaaf Oo Ka Horyimid Ku Dhowaaqista Xildhibaannada Cusub Ee Galmudug Madaxweynaha dowlad goboleedka Galmudug, Axmed Ducaale Geelle Xaaf ayaa ka horyimid ku dhowaaqistii shalay ee Liiska xildhibaannada dowlad goboleedka Galmudug. Wuxuu sheegay in arrintan u egtahay qorshe ay xukuumadda federaalka…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Ciidanka Kenya Oo Heegan La Geliyey, Cabsi Laga Qabo Al-shabaab Awgeed Saraakiisha ciidanka Booliiska Kenya ayaa sheegay in heegan xooggan la geliyey ciidanka dalkaasi, kadib cabsi laga qabo in Al-shabaab ay weeraro hor leh ku qaadaan wadankaasi. Ciidamo isugu jira Booliis…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Suldaan Qaabuus oo Geeriyoodey iyo Magacaabis La Sameeyey Waxaa geeriyoodey Suldaanka Cummaan Suldaan Qaabuus Bin Saciid isaga oo jiray 79 sano, waxaana la sheegayaa in qoyska isku raacay in la magacaabo Heysam Bin Dhaariq Ala Saciid inuu jagada…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Maxay Ka Wada Hadleen Farmaajo iyo Afwerki? Madaxweynaha Soomaaliya oo booqasho labo maalin ah ku jooga dalka Ereteriya ayaa waxaa uu saacadihii tagay la kulmay dhiggiisa Isaias Afwerki. Sida ay sheegeyso wakaaladda SONNA labada mas’uul waxaa ay ka wada…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Iran oo Qiratay Ridista Diyaaradda Ukrine Dalka Iran ayaa bayaan uu soo saaray maanta waxaa uu qirtay inuu soo riday diyaaradda Ukrine Airlines taasi oo ay ku dhinteen ilaa 178 qof. Warka waxaa uu intaas ku…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Galmudug: Guddiga Farsamada oo Daabacay Liis Xildhibaanno Ah iyo Cabsi Jirta Guddiga farsamada ee Galmudug ayaa maanta daabacay magacyo ilaa 83 xildhibaan oo ka tirsan maamulka cusub. Magacaabistan ayaa imaaneysa iyada oo muran badan oo ka jiro: (1). Saxiixeyaashii Galmudug oo…
22 daqiiqo Sheeko:War Barlamaanka Soomaaliya oo ansixiyay Sharci Doorasho Heer Federal oo Laalan Hordhac:28da Disember 2019, 171 Xildhiban ee Golaha Shacbiga ee Barlamaanka Federaalka Soomaaliya (BFS) waxay ansixiyeen Sharciga Doorasho Heer Federal oo laalan (dabran), waxaa diiday 5 Xildhiban, waxaana ka aamusay 2…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Akhriso: Faahfaahinta Heshiiska Amni ee Farmaajo iyo Afwerki Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa maanta waxaa u safar la xiriira arrimaha amniga ugu baxay dalka Eritrea. Goobjoog News ayaa ogaatay in Farmaajo ujeedooyinka uu Asmaro u tagayo ay…