Ciidanka Danab Oo Al-shabaab Kala Wareegay Deegaanno Ka Tirsan Shabellaha Hoose Sheeko:Arrimaha Amniga Guutada 16aad ee kumaandoosta Danab oo ka tirsan ciidanka xoogga Dalka ayaa la wareegay deegaanno ay Al-shabaab kaga sugnaayeen gobolka Shabellaha Hoose. Meelaha ciidanka ay la wareegeen ayaa waxaa ka… 1 daqiiqo