Som United Oo Shaacisay Saxiixa Macallin Haatun Daahir Sheeko:Wararka Cayaaraha Kooxda Kubbadda cagta Som United ee ka dhisan Wadanka Sweden ayaa shaacisay in ay la soo wareegtay Macallin Haatin Cabdiqaadir Daahir oo ka mid ah dhallinyarada Soomaaliyeed ee aqoonta wanaagsan… 2 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Soo Xirista Shirka Mushrraxiinta oo Dib U Dhacay iyo Guddoomiye Cabdi Xaashi oo Ku Biiray Guddoomiyaha golaha aqalka sare ee Soomaaliya Cabdi Xaashi ayaa ku biiray shirka wadatashiga Musharaxiinta oo maalintii seddexaad ka socda magaalada caasimadda ah ee Muqdisho, waxaana la sugayaa xubno kale oo…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Xog: Dhimasho iyo Khasaare Kale oo Ka Dhashay Dufaan Ka Kacday Puntland Warar ayaa laga helayaa roobab dabeylo wata oo saacadihii la soo dhaafay ka da’ayey gobolka Bari ee dowlad goboleedka, Puntland, waxaana lasoo warinayaa inuu jiro khasaare kala duwan oo roobabkaas…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Shirka Musharraxiinta oo Galay Maalintii Seddexaad iyo War-murtiyeed Laga Sugayo Shirka wadatashiga musharaxiinta madaxweynaha dalka ayaa galay maalintii seddexaad, kaas oo muqdisho ka socday labadii maalin ee la soo dhaafay, waxaana inta badan looga hadlayey doorashooyinka heer federaal ee soo…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Madaxweynaha Hirshabeelle oo Kulan La Qaatay James Swan Madaxweynaha dowlad goboleedka Hirshabeelle Cali Guudlaawe Xuseen ayaa kulan qadka Internet-ka waxaa uu kula qaatay u qaabilsanaha xogyaha guud ee Qaramada Midoobe arrimaha Soomaaliya Ambassador James Swan. Kulan oo ayaa…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Guddoomiye Ciiro “Kooxda Puntland Waa Diyaar” Guddoomiyaha Xiriirka Kubbadda Cagta Puntland Maxamed Cali Ciise (Ciiro) ayaa sheegay innay u diyaarsanyihiin ka qeybgalka tartanka Maamul Goboleedyada iyo Gobolka Banaadir 2020,isagoo sheegay in ay gaari doonaan ilaa heerarka…
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Ra’iisul Wasaaraha Xukumadda Federaalka Soomaaliya oo gaaray magaalada Baydhabo Ra’iisul Wasaaraha Xukumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble iyo wafdi uu hoggaaminaya oo gaaray magaalada Baydhabo ayaa waxa si diirran ugu soo dhaweeyay Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Mudane…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caafimaadka Akhriso: Faahfaahinta Shil Gaari oo Ka Dhacay Duleedka Garoowe Waxaa warar dheeraad ah laga helayaa shil gaari oo ka dhacay duleedka magaalada Garowe ee gobolka Nugaal ee dowlad goboleedka Puntland, waxaana lasoo sheegayaa inuu jiro khasaare. Shilka gaari ayaa…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Madaxweyne Xasan: Maanta Dalku waxaa uu Taagan yahay in Tooratoorow loo Xukun Tago Madaxweynihii Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo xalay ka hadlayey madasha Talo-wadaag ee ka baxay Goobjoog TV ayaa sheegay in maanta ay heerka cadaaladda ka liidato xilligii 2016-kii isaga oo tusaale u…
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Xasan Sheekh: Milkiilaha la Sheegayo Waa Fahad Yaasiin Nabad sugidda ayuu Booliiska ku kor dumiyey, Maantana Siyaasadda Ayuu Duminayaa Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo ka hadlayey madasha Talo-wadaag eek a baxayey Telefeshinka Goobjoog ayaa sheegay in Fahad Yaasiin oo hadda ah agaasimaha nabad sugidda uu yahay…