Qarax Ka Dhacay Duleedka Muqdisho Sheeko:Arrimaha Amniga Ciidamo ka tirasan dowaladda federaalka ayaa waxaa qarax lagula eegtay subaxnimadii saaka deegaanka Lafoole ee gobolka Shabeellada hoose, waxaana lasoo sheegayaa khasaare inuu jiro Qaraxa oo ahaa miinada dhulka laga… 1 daqiiqo
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Ra’isul wasaare Cumar Carte oo Geeriyoodey, Akhriso Taariikh Nololeedkiisa Alle ha u naxariiste waxaa goordhow ku geeriyoodey magaalada Hargeysa ee Somaliland ra’isul wasaarihii hore ee Soomaaliya Cumar Carte Qaalib, oo mudooyinkii dambe halkaas ku xanuunsanaayey. Cumar Carte Qaalib, waxaa…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Ciise Ibraahim “Azz Sports Sharaf Ayay U Tahay In Ay Qeyb Ka Noqoto Guulaha Soomaaliya” Shirkadda A2Z Sports ayaa qaadatay qandaraaska soconaya mudo saddex sano kaas oo ku aadan qalabsiinta ciyaaryahanada Xulka Qaranka Soomaaliya,wuxuuna qalabkaas ku kooban yahay funaanadaha, matantayaasha, isku joogyada tuutaha iyo agabyada…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Trump oo Ciidamada Mareykanka Kala baxaya Soomaaliya, Soona Afjaraya ladagaalanka Al-shabaab Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa go’aansaday in la baxo ciidamada Mareykanka ee ku sugan Soomaaliya, kuwaas oo xarun ku lahaa muddo dheer deegaanka Balli-doogle ee gobolka Shabeellada hoose. Arrintan ayaa…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caafimaadka Wasaaradda Maaliyadda oo Muqdisho ku Qabatay Shir looga Hadlay Doorka Ganacsatada Ee Horumarinta Dhaqaalaha Dalka Muqdisho – WaxaamaantalaguqabtaymagaaladaMuqdisho kulan kusaabsandoorkaGanacsatadaee ay ku leeyihiin horumarinta dhaqaalahadalka, kaasoo ay soo agaasintay Wasaaradda Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliy aayaa looga hadlay arrimaha horumarinta dhaqaalaha, bixintacanshuuraha iyo dib u habaynta…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Booliiska Soomaaliya oo Ka Warbixiyey Qaraxii Muqdisho Ka Dhacay Waxaa faahfaahin laga helayaa qarax ismiidaamin ah oo lagu qaaday maqaayad ku taallo degmada Xamar jababa, gaar ahaan meel u dhow School Plusia, kadib markii uu ku qarxay ruux soo…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Maxaa Looga Hadlay Kulankii Dhexmaray Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Iyo Wasiirka Ciyaaraha Soomaaliya Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Muqdisho mudane Cumar Maxamuud Maxamed (Filish) Iyo Wasiirka Ciyaaraha iyo dhallinyarada Soomaaliya mudane Xamse Saciid Xamse iyo madax ka socotay labada dhinac ayaa kawada hadlay wada…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Wasiir Xamse Saciid Oo Magacaabay Guddiga Maamulaya Tartanka Maamul Goboleedyada Iyo Gobolka Banaadir 2020 Qoraal ka soo baxay xafiiska Wasiirka Ciyaaraha iyo dhallinyarada Soomaaliya mudane Xamse Saciid Xamse ayaa laga shaaciyay guddiyo kala duwan oo maamulaya tartanka Maamul Goboleedyada iyo Gobolka Banaadir 2020 oo…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Qarax Goordhow Ka Dhacay Muqdisho Waxaa goor dhow gudaha magaalada Muqdisho ka dhacay qarax xoogan, waxaana uu si gaar ah uga dhacay maqaayad ku taallo agagaarka School Plusio ee degmada Xamar jajab ee gobolka Banaadir.…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Xiriirka Kubbadda Cagta Puntland Oo Bogaadiyay Magacaabista Wasiir Xamsa Hogganka Xiriirka Kubbadda Cagta Puntland Iyo qaar ka mid ah bahda isboortiga ayaa rajo weyn ka muujiyay magaabista Wasiirka Ciyaaraha iyo dhallinyarada Soomaaliya,iyagoo sheegay in ay tahay taariikh weyn oo…