Warbixin: Ayaxa iyo Waxyeeladiisa oo Ku Baahday Soomaaliya oo Dhan, Dalagyana Baa’biyey Sheeko:Arrimaha Amniga Ayaxa ayaa sanadkii ugu dambeeyey waxaa uu saameyn xoog leh ku yeeshay Soomaaliya, iyada oo uu baa’biyey dalagyo badan taasi oo keentay in dowladda federaalka ah ay qeylo dhaan u… 3 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Dowladda Jabuuti oo War Kasoo Saartay Colaadda Itoobiya Dowlada Jabuuti ayaa war qoraal ah waxaa ay ka soo saartay colaadda ka taagan dalka Itoobiya, waxaana ay noqotay wadankii ugu horeeyay ee IGAD oo ka hadashay dalaaglka dalkaasi ka…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Hoggaamiyeyaasha Afrika oo Wada Dadaallo Lagu Joojinaayo Xiisadda Itoobiya Madaxda qaaradda Afrika ayaa waxaa ay isku dayayaan sidii xal loogu heli lahaa xiisadda colaadeed ee ka taagan gobolka Tigree dalka Itoobiya iyo sidii dowladda loogu qancin lahaa in ay…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Ciidamada Kumaandooska Ee Danab oo Sheegay iney Gacanta Ku Dhigeen Saraakiil Al-shabab ah Ciidanka Kumaandooska Soomaaliya ee Danab ayaa sheegay howlgallo ay ka sameeyeen gobollada Hiiraan iyo labada Shabeelle ay ku qabteen saraakiil ka tirsan Al-shabab, sida ay u dhigeen hadalka. Taliyaha Ururka…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Isbedel Lagu Sameeyey Maamulka Shabeellada Hoose Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Cabdi Casiis Xasan Maxamed lafta-gareen ayaa xilkii ka qaaday guddoomiyihii Gobolka Shabeellaha Hoose Ibraahim Aadan Cali Najax, isago oo guddoomiye cusub u magacaabay gobolkaas…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Golaha shacabka oo Ansixiyey Gudiyada La Dagaalanka Musuq-maasuqa iyo Adeegga Garsoorka Xildhibaanada Golaha Shacabka ee baarlamaanka federaalka ah ee Soomaaliya ayaa maanta u ansixiyey si aqlabiyad ah xubnaha Guddiyada La Dagaalanka Musuq-maasuqa iyo Adeegga Garsoorka. Sida wararku sheegayaan, codeynta kadib wasiirka…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Isbedel Lagu Sameeyey Maamulka Degmada Yaaqshiid Wareegto kasoo baxday xafiiska guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar Filish) ayaa isbedel lagu sameeyay maamulka degmada Yaaqshiid. Guddoomiye Cumar Filish ayaa umagacaabay guddoomiyaha cusub…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Guddomiye Warsame “Galmudug Waxaan U Rajaynayaa Guul” Guddoomiyihii Hore Xiriirka Kubbadda Cagta Galmudug Cabdifataax Cabdullahi Warsame ayaa lix sano ka dib ka tagay xafiiska,isagoo maamulka badalaya u rajeeyay in ay la yimadaan wax qabad u horomar ah…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Degmada Afgooye oo Walaac Ka Muujiyey Ayax Ku Degay Degmada iyo Nawaaxigeeda Guddoomiyaha degmada Afgooye ee gobolka Shabeellada Hoose Aweys C/llaahi Cumar Aweys Buulaloow, oo ka hadlay Ayax ku habsaday goboka, kaas oo hadda soo gaaray qeybo ka mid ah degmada ayaa…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Wasiirkii Arrimaha Dibadda Syria oo Geeriyooday Waxaa maanta oo Isniin ah gudaha magaalada Dimishiq ee dalka Siiriya ku geeriyooday wasiirkii arrimaha dibadda iyo Qurbajoogta Waliid Al-Mucallim, ahaana Ra’iisul wasaare ku xigeenka dalkaasi Wakaaladda Wararka Syria ee “SANA”…