Madasha oo Soojeedisay in Guddoomiye Xaashi Looga Dambeeyo Magacaabista Guddiga Doorashada Xildhibaannada Somalinad Sheeko:Baarlamaanka Madasha Xisbiyada Qaran ayaa goordhow soo saartay War Saxadeed lagu dalbanayo in la ilaaliyo xuquuqda Xildhibaannada ka soo jeeda Gobollada Waqooyi u leeyihiin in si’ xor ah oo loogu doorto… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Murashaxiinta Guddoonka Hirshabeelle oo La Guddoonsiiyey Shahaadada Guddiga doorashada guddoonka Baarlamaanka 2aad ee maamulka goboleedka Hirrshabeelle ayaa goordhow shahaadooyinka aqoonsiga murashaxa guddoonsiiyey musharaxiinta ku tartamayo qabashada xilka guddoomiyaha Baarlamaanka iyo labadiisa ku-xigeen ee maamulkaasi. Qabashada xilka guddoomiyaha…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Tababare Muraad Cabdiqaadir “Waan Ku Faraxsanahay Qabashada Kooxda Elman” Kooxda Kubbadda Cagta Elman ayaa shaacisay in ay soo qaadatay macallin Muraad Cabdiqaadir Maxamed oo ka mid ah dhalinyarada wax ku soo bartay qurbaha heer sarane ka gaaray xirfada tababarnimo,isagoo…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Golaha Shacabka oo Ansixiyey Mid Kamid ah Sharciyadii La Horgeeyey Xildhibaannada goloha shacabka ee Baarlamaanka federaalka Soomaaliya ayaa maanta meel mariyey mid ka mid ah sharciyo maanta la horgeeyey. Ajandaha kulanka ayaa ahaa akhrinta saddexaad hindise-sharciyeedka dhismaha Hay’adda dii-wangelinta iyo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Roobabkii Xalay Ka Da’ay Muqdisho oo Saameyn Dhaliyey Roobab xalay ka curtay magaalada Muqdisho ee caasimadda dalka ayaa saameyn xooggan ku yeeshay isu socodka gaadiidka iyo barakacayaasha ku nool magaalada Muqdisho oo aan heysan hoy ay ka galaan…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Musharaxiinta Guddoonka Baarlamaanka Hirshabeelle oo La Diiwaan Gelinayo Waxaa maanta magaalada Jowhar ka socota qabashada araajida musharxiinta utaagan qabashada xilka guddoonka baarlaamaanka 2-aad ee Hirshabeelle iyo labadiisa ku-xigeen, waxaana lasoo gaban gabeen doona isla maanta sida ku cad…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Akhriso: Ajendaha Kulanka Maanta ee Golaha Shacabka Xildhibaannada golaha shacabka ee Baarlamaanka federaalka Soomaaliya ayaa maanta waxaa ay kulan ku leeyihiin xaruntooda Villa Hargeysa ee magaalada Muqdisho, waxaana kulanka looga hadlayaa sharciyo dhowr ah. Ajandaha kulanka xildhibaannada…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Taliye Xijaar oo Lagu Soo Dhoweeyey Garoowe Taliyaha ciidanka booliska Soomaaliyeed Sareeyo Gaas Cabdi Xasan Maxamed (Xijaar) iyo saraakiil uu hogaaminayay ayaa galabta gaaray magaalada garoowe ee caasimada dowlad goboleedka Punland. Wafiga waxaa duleedka magaalada Garoowe kusoo…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Dhalinyrada Degmada Marka Oo Fariin Hambalyo U Soo Diray Wasiirka Ciyaaraha Iyo Dhalinyarada Soomaaliya Xamsa Saciid Xamsa Qaar ka mid ah dhalinyarada Degamada Marka ayaa soo dhaweeyay Wasiirka Ciyaaraha iyo dhalinyarada Soomaaliya Mudane Xamsa Saciid Xamsa,iyagoo u rajeeyay guul iyo horomar waxayna sheegeyn in Wasiir Xamsa uu…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Guddoomiye Xaashi oo Kahor Yimid Magacaabista XF ee Guddiga Doorashada ee Waqooyi, Soona Jeediyey Hannaan Guddoomiyaha golaha aqalka sare ee baarlamaanka federaalka ah Cabdi Xaashi ahna Senator ka yimid gobollada waqooyi(Somaliland) ayaa qoraal uu soo saaray maanta, kuna wajahan madaxda fulinta ee dowladda federaalka ah…