Warbixin: Farmaajo, Ma Ciribtiray Xulafadii Xasan Kheyre ee Golaha Wasiirrada? Sheeko:Arrimaha Amniga Waxaa fiidnimadii Isniinta lagu dhawaaqay xukuumaddii ra’isul wasaaraha cusub ee Maxamed Rooble, isbadal badan oo xagga beelaha ma dhicin marka la eego nidaamka wax qeybsiga 4.5. Beesha Hawiye marka laga… 2 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Mas’uul Ka Tirsan Maxkamadda Ciidamada Puntland oo La Dilay Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya dil habeennimadii xalay ka dhacay magaalada Garowe ee gobolka Nugaal, kadib markii halkaas lagu dilay mas’uul ka tirsan maxkamadda ciidamada sida ay sheegayaan wararka…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Akhriso: Maxay Kawada Hadleen Guddoonka Aqalka Sare iyo Safiirka Dowladda Sweden? Gudoomiyaha Golaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Senatar Cabdi Xaashi Cabdullaahi Ayaa maanta Xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka Sweden ee Soomaaliya Amb. Staffan Tillander. Guddomiyaha iyo Safiirka ayaa kulankoodu ahaa…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Akhriso: Faahfaahinta Qarax AMISOM Lagula Eegtay Buurane Warar dheeraad ah ayaa waxaa laga helayaa qarax maanta ciidamo ka tirsan AMISOM, gaar ahaan kuwa Burundi lagula eegtay deegaanka Buurane ee gobolka Shabeellada dhexe. Qaraxa oo ahaa miino wadada…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Ciidanka Xoogga oo Ka Hadlay Howlgallo Laga Sameeyey Shabeellada Hoose Ciidamada xoogga dalka oo howlgallo ka wada gobolka Shabeelada hoose ayaa ka warbixiyey howlgalladii ay qaadeen saacadihii lasoo dhaafay oo ay sheegeen in ay ku dileen hoggaamiye ka tirsan Al-shabab…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ra’iisalwasaare Rooble oo Ku Dhawaaqay Golaha Wasiirrada Cusub Ra,iisalwasaare Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa goordhow oo caawa waxaa uu ku dhawaaqay golaha wasiirrada cusub, kuwaas oo ka la shaqeyn doona. Wasiirrada la magacaabay ayaa waxaa ku jiro tiro…
2 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Madaxweyne Laftagareen oo Maanta Furay Kalafadhiga Labaad Ee Golaha Wakiillada Koonfur Galbeed Madaxweynaha dowlad goboledka Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Lafta-Gareen ayaa maanta furay Kal-Fadhiga labaad ee golaha wakiillada Koonfur Galbeed isagoo khudbadiisa furitaanka kaga hadlay dhinacyo kala duwan iyo waxyaabaha…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caafimaadka Fanaanaddii Baxsan oo Baxday Allah u naxariistee waxaa goor dhow magaalada Muqdisho ku geeritootay Seynab Xaaji Cali Baxsan oo kamid aheyn fanaaniintii hore ee Soomaaliyeed. Sanab ayaa muddooyinkii dambe waxaa ay ku xanuunsaneyd gudaha…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Kenya: Iney Ciidamadeenna Kasoo Baxaan Soomaaliya Waxaa Xadidaya Heshiisyada UNka Dalka Kenya ayaa sheegay in ka bixitaanka ciidamadooda ee Soomaaliya aaney shaqo ku laheyn rabitaanka Nairobi ama Muqdisho balse ay xadideyso heshiisyada caalamiga ah ee ay Kenya saxiixday. Guud ahaan…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Ganacsade Abuukar Caddaan oo Lala Baxay, Wiilkiisa Ayaa Horay u Xirnaa Wararka ayaa sheegaya in hey’adda nabad sugidda ay xalay gurigiisa kala baxeen ganacsade Abuukar Xaaji Caddaan kadib markii uu sheegay taageeradiisa Al-shabaab. Ganacsadahan oo wareysi siiyey idaacad maxali ah ayaa…